Kaahiye Media

Kaahiye Media Kaahiye Media Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo ka shaqaysa Wacyigelinta, Waxbarista iyo Madadaalada Dadweynaha. I am journalist

10/06/2025

Ganacsatada Mudug ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dhismaha garoonka diyaaradaha, balse ay sugayaan oggolaansho rasmi ah oo ka yimaadda Madaxweyne, Siciid Deni oo h**e si cad ugu diiday.

10/06/2025

" Waxay fasahaad ku yihiin diinta iyo islaamka "-Genaraal Odawaa Yuusuf Raagge

09/06/2025

Garowe:-Dab aad u xoogan ayaa ka kacay Suuqa Injida.

09/06/2025

Hon Abdihakim Awke Tarabi ayaa ku guulaystay gudoomiyaha jaaliyada Puntland ee Dalka Australia.

09/06/2025

:-Aanada Qabiilka Gobolka mudug ooTusbax furtay noqtay iyo Culimada Gaalkacyo oo si aday uga hadlay dhiiga qofka muslimka ah.

09/06/2025

" Aanada qabaa'ilka waa waxa gobalkan mudug indhaha ka riday waxaana la rabaa bulshadu inay meel oga wada soo jeesato"-Wariye Sadiiq Jabey

09/06/2025

" Gaalkacyo waxaa aafeeyay aanada qabaa'ilka dadka wax galka ah iyo saxaafadaba waxaan ka codsanaya in arintaa si dardar ah oga wada shaqeeyaan si meesha looga saaro aanooyinka foosha xun ee dhaca"-Wariye Nadar Garaase

09/06/2025

" Bulshada Gobalka Mudug Waxaa la rabaa inay si wayn oga dhiidhiyaan aanooyinka qabiilka foosha xun ee ka dhacaya gobalkan"-Wariye Saciid Nadaara

08/06/2025

AUN Waxaa Maanta Qabuuraha Magaalada Gaalkacyo lagu aasay Canab Burhan Mohamed oo xalay lagu dilay magaalada. Rabbi ha u naxariisto, ehelka iyo qoyska samir iyo iimaan ha ka siiyo.

08/06/2025

"Hada waxay maraysaa Gobolka Mudug Falaartii Cirka loo tuuro cid walbooy filo"-Sheikh abdixakiin maxamed xirsi

Shirkada Amtel oo kusoo kordhisay 𝐗𝐢𝐫𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐚𝐚𝐥!Kaga Shubo *921 # Ama *923 #
08/06/2025

Shirkada Amtel oo kusoo kordhisay 𝐗𝐢𝐫𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐚𝐚𝐥!

Kaga Shubo *921 # Ama *923 #

08/06/2025

" Culumoy laba mid noola kala sheega hadaad raali ka tihiin dadkaan is leynaya lasoo safta oo qoryaha Soo qaata"-Sheikh Cabdiqani Daahir Juldhe

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share