Masjidka Ramadaan Gaalkacyo

Masjidka Ramadaan Gaalkacyo Waxaad halkaan kala socon doontaa hawlqabadyada Masaajidka Ramadaan oo ah Masjidka ugu weyn Masaajidda Gaalkacyo

07/06/2026

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah
| Suuratul Qaarica - Suuratul Naas
| Masjidka Ramadaan Gaalkacyo
| Sh. C/casiis Sh.Cali

05/06/2026

Khudbadii jimcaha || Sh. C/raxmaan Khadiib

03/06/2026

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah
| Suuratul Watiin - Suuratul Caadiyaat
| Masjidka Ramadaan Gaalkacyo
| Sh. C/casiis Sh.Cali

03/06/2026

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah
| Suuratul Balad - Suuratul Sharxi
| Masjidka Ramadaan Gaalkacyo
| Sh. C/casiis Sh.Cali

📢 OGAYSIISMu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta faraca Mudug waxay dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Gaal...
03/06/2026

📢 OGAYSIIS
Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta faraca Mudug waxay dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ku wargelinaysaa in la qaban doono Nadwo Kooban oo hal habeen ah:
🔹 Yuhuudda: Asalkeeda iyo Taariikhdeeda
Waxaa soo jeedinaya: Sh. Cabdiraxmaan Bukhaari
🔹 La Macaamilka Yuhuudda Marka Laga Eego Shareecada Islaamka
Waxaa soo jeedinaya: Sh. Cusmaan Maxamuud
📅 Taariikhda: Caawa, 03-06-2026
🕌 Goobta: Masjidka Ramadaan, Gaalkacyo
🕒 Waqtiga: Salaadda Maqrib kadib

01/06/2026

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah
| Suuratul Inshiqaaq 1 - Suuratul Fajri 30
| Masjidka Ramadaan Gaalkacyo
| Sh. C/casiis Sh.Cali

29/05/2026

Khudbadii jimcaha | Mowduuca : isbabadalka xaaladaha | Dr Aadan Maxamed Cigaal

Masjidka Ramadaan Gaalkacyo ayaa si wayn loogu tukaday Salaadda Ciidul Adxaa.
27/05/2026

Masjidka Ramadaan Gaalkacyo ayaa si wayn loogu tukaday Salaadda Ciidul Adxaa.

22/05/2026

Khudbadii jimcaha | Mowduuca : Towbadda | Sh. Cabdicasiis Sh. Cali

20/05/2026

Tafsiirka Qur`aanka Kariimka ah
| Suuratul cabasa 1 - Suuratul Mudafifiin 46
| Masjidka Ramadaan Gaalkacyo
| Sh. C/casiis Sh.Cali

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Ramadaan Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category