Mohamed Samatar

Mohamed Samatar Freelance journalist U adeegida bulshada somaliyeed

28/07/2026

Galmudug Hogaamiye daacad ah bay bulshadooda usoo xuleyn waana arin kudayasho mudan” Galmudug guul & Liban Hassan Jama guul.

28/07/2026

Dhalinyaradii, Galkacyo oo xaqiiqda ogaaday aysana jirin wax amni ah, colaada galkacyana said deni uu hurinayo

28/07/2026

Galkacyo Haduu dagaal kadhaco mr qasqasow wad cararaysa xafayadiina wd sii xiranaysaa ee dadka ehelka colaad ha uhorseedin!

11/04/2026

Gabadhii Gaarida Ahayd oo alcohol laystayaasha Guursatay- hada yaa qaba ?!

A.wali Mohamed Ali Gaas

24/11/2025

Xeer ilaaliso Muhubo faisal ahmed. 👸👑

23/11/2025

Waxan maqli jiray, gardaro garab og!
Soo baxa Reer galkacyo ilaa inta ay sabriin cadaalad ay helayso ✊🏾

23/11/2025

Gabar wax baratay waa bulsho wax baratay Qareen Muhubo Faisal ahmed ( Gaceyte ) justice for sabriina

22/11/2025

Xeer ilaaliso Muhubo Faysal ahmed, waxaa dhalay walalkay faisal gaceyte, muhubo waxay si hagar la’aan ah udifaacday sabriin oo dil fool xun loogu gaystay galkacyo last week, Maashalaah Adeer Allah haku barakeeyo

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Samatar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Samatar:

Shortcuts

Share