Abdulkadir Abdi Kaliif

Abdulkadir Abdi Kaliif Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdulkadir Abdi Kaliif, Gaalkacyo.

11/09/2026

Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka socda magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag...



10/09/2026

In ka badan 150 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Itoobiya ayaa gacanta u galay xoogagga FANO, kadib markii la burburiyay guuto ka tirsan ciidamada dowladda intii uu socday dagaal culus oo ka dhacay jiidda Wadla–Delanta–Dawunt ee Gobolka Amxaarada, 8-dii Sebtembar 2026.

09/09/2026

Faahfaahinta Qaraxii saakay ka dhacay magaalada Beledweyne....

إنا لله و إنا إليه راجعون Allaha unaxariiso Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa CXDS oo aano qabiil loogu dilay De...
09/09/2026

إنا لله و إنا إليه راجعون
Allaha unaxariiso Marxuum Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa CXDS oo aano qabiil loogu dilay Degmada Ceelbaraf.

Waxaa la sheegay marxuumka inta la dilin in muuqaal laga duubay isagoo ka codsaday inla daayo oo uu ka tirsan yahay CXDS balse gacan ku dhiiglayaashu hadalkas wey diiden weyna dileen.

Aan uduceyno caawa wuu naga hooseya wuxuuna sababsaday gacan ka xaqdaran.

09/09/2026

: Weerarkii saakay ka dhacay Baardheere Gaari qarax ah ayaa lagu soo weeraray fariisin ay ku sugnaayeen ciidamo, hase yeeshee ciidamadii ayaa iska difaacay weerarka, ugu dambayna ku guuleystay inay fashiliyaan weerarka.

09/09/2026

Dagaal kadhacay Baardheere iyo Jawiga saaka..

09/09/2026

Sida la sheegay codkaan ayaa lagasoo qarxiyay Nabadoon mohamed guuleed garcase oo isagoo ku haya dilkii aan ugu tala galnay allaah haa u naxariistee Ahmed haameey saan rabnay buu u dhacay.

Abdulkadir Abdi Kaliif

09/09/2026

Haramcad 🐅🇸🇴☠️

08/09/2026

Alshabaab oo maanta afduubtay....seemore

08/09/2026

Waa meydka Sh. Axmed Yuusuf Haamey oo laga qaaday goobtii lagu dilay...

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir Abdi Kaliif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share