Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug

Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug, Digital creator, Gaalkacyo.

08/08/2026

Baqaarkii Shamiitada inuu Niikiyuu Ka doorbidey🤣

07/08/2026

Beesha Reer nimcaale Sacad oo Maanta ku Towfiiqay Wasiirkii Sanad_kaan ku Matali Lahaa Dowlad Goboleedka Galmudug✅️

Kulan ay beeahu maanta ku yeelatay Galkayo Galmudug ayaa la isku raacay in wasiirka galmudug maanta la siiyo Abdiwali Abdulkadir Ahmed (Abdiwali Hureyre)

Kulanka waxaa goobjoog ahaa inta badan waxgaradka, aqoonyahanka, Culimada iyo dhalinyarada Beesha

Ugu danbeyn waxaa ka mahadceliyay Abdiwali Hureyre oo balan qaaday inuu noqon doono xidig ka soo dhax baxa wasiirada Galmudug.

See More

Mid ka mid ah odayaasha Galmudug ee Gaalkacyo.
07/08/2026

Mid ka mid ah odayaasha Galmudug ee Gaalkacyo.

07/08/2026

Welcome back Waliyullaahi Ahmed Abdi Kaarie 👏

07/08/2026

Daawo Siyaasiyinta Maanta Waranka loo jaray iyo Qabiiladooda,

See more

06/08/2026

JF-17? 🇸🇴 🇵🇰

See more

06/08/2026

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo Ra'isul Wasaare Hamza Abdi Barre Fadlan Muuqaalkaan Hala Sii Gaarsiiyo idinkuna Muuqaalkaan Sifiican isku Gaarsiiya mahadsanidiin

 : Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Bosaso Qaybta Kelyaha lagu dhaqo ayaa waxaa hadda shaqeeya 11 Meshiinada Kelyaha lagu d...
06/08/2026

: Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Bosaso Qaybta Kelyaha lagu dhaqo ayaa waxaa hadda shaqeeya 11 Meshiinada Kelyaha lagu dhaqo halka horay ay u oolaan jireen Ku dhowaad 20 Xabo Sida aanu ku ogaanay baaritaan aanu sameeyna Meshiinadaas ayaa xumaaday oo aan dib dambe u helin Dayactir.

Sido kale Bukaanada ku xiran Qaybta kelyaha ayaa laga qaadaa lacag dhan 50 Dollar taas oo ah dawooyinka, Lacagtan ayaa ah Dawooyinka Bukaanku isticmaalaayo Iyada oo isbuucii Dadka qaybtood loo dhaqo Kelyaha hal Maalin.

Qaybta kelyaha Cisbitaalka weyn ayaan wax kab ah ka helin dowlada iyada oo bukaanadu ay dawooyinkooda ka soo iibsadaan Banaanka Xiliga loo dhaqaayo Kelyaha, Taasoo lagu diwaan galiyo Bukaanada lacag dhan 250 Dollar sido kalena laga qaado Lacag dhan 50 Dollar bil waliba taasoo ah dawooyinka uu isticmaalaayo Maalinta uu leeyahay Dhaqmada Bukaanka.

Marka la eego Dhinaca Soomaaliland Madaxweyna Cirro ayaa dhowaan ugu deeqay Cisbitaalka weyn ee Hargeysa 15 Xabo oo Mishiinka kelyaha lagu dhaqo Sido kalena Amray in aan bukaanada laga qaadin lacag Daawo ah taas oo horay qaali ugu ahayd.

Bukaanada Soomaaliland ee kelyaha loo dhaqo ayaa iyagu cabashadooda Warbaahinta ka jeediyay kuwaas oo ay dowladu ka jawaabtay, Balse Dhinaca Puntland oo ay Caqabado ku wajahaan ayaa aysan Bukaanadu ka hadli karin warbaahinta ama aysan cabashadooda sheegan karin.

06/08/2026

Daawo Haweenka Gobolka Mudug oo si Wadajir Ah Baaq Nabadeed U Soo Saaray see more

06/08/2026

Deg Deg "Xukuumadda Puntland oo shacabka Waqooyiga Galkacyo Maanta ka codsatay Hubkii ay shalay ka soo Qaateen Xerada PSF iney Soo celiyaan"

See More

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wakaaladda Wararka Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share