PED Let the country be left in peace, and let the people be wished a better life.("دَعوا البلاد تعيش في سلام، ولْيُتَمَنَّ للناس حياة كريمة.")

01/03/2026

An important site that Iran struck with a missile capable of penetrating 1,000 meters underground.
Netanyahu was reportedly hiding in that area.

10/02/2026

The President of Puntland was today given a grand and high-profile in Somalia’s capital, Mogadishu.

15/01/2026

Gobolkee ku xiga halka hadda aan marayno?

15/12/2025

MADAXWEYNAHA OO XARIGA KA JARAY TALISKA GUUD EE CIIDANKA BOOLIISKA PUNTLAND.

Garoowe: 15 December 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka duulaya horumarinta iyo Tayaynta Booliska Puntland, ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhismaha cusub ee Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, taasoo laga hirgaliyay Caasimadda Garoowe.

Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay Dowladda Imaaraadka oo Puntland ku taageertay horumarinta Booliiska, dhismaha xarunta Taliska Guud ee Booliiska iyo dhismeyaasha Talisyada qeybaha Booliiska ee Gobollada Puntland, kuwaasi oo dhammaantood loo dhisay hab casri ah loona qalabeeyay si heer sarre ah.

Dowladda Puntland ayaa muhiimad gaar ah siisay diyaarinta Booliis casri ah oo adduunka la jaanqaadaya, waxaana hadda si ku meel gaar ah u hawlgalay 500 Booliis cusub ah kuwaasi oo qalabkoodu u dhameystiranyahay iyadoo tiro intaasi leegna uu hadda tababar uga socdo kulliyada tababarada Booliiska ee degmada Carmo.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Mudane Maxamed Baari Shire, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska Gen Muumin Cabdishire, Taliye-xigeennada iyo saraakiisha kala duwan ee Booliiska, Goleyaasha Dowladda , Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugida, Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe, Kooxda Fanaaniinta Ciidanka Qalabka Sidda ee Horseed iyo marti Sharaf kale .

04/12/2025

I got over 50 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

26/11/2025
26/11/2025
09/10/2025

Magacyada ALLE

06/10/2025

The work of the Bosaso Port has tripled; Puntland has taken the path of development

02/10/2025

📚✨ Siinaay Primary School Education Competition Launched! ✨📚
We are excited to announce that Siinaay Primary School has officially launched an Education Competition for all our students. 🎉
The goal of this competition is to:
✅ Encourage hard work and creativity
✅ Build confidence and teamwork
✅ Discover and nurture students’ hidden talents
Every student will have the chance to participate and showcase their knowledge and skills. 🏆✏️📖
We believe this competition will inspire learners to achieve their best and strengthen the culture of excellence within our school. 🌟
Stay tuned for updates and results as our bright young stars compete for success! 🌍👩‍🎓👨‍🎓

Macallin ayaa soo galay fasal uu xiso kulahaa markaas ayuu arkay kursigiisa oo inta xarig lagu xiray saqafka laga soo la...
15/09/2025

Macallin ayaa soo galay fasal uu xiso kulahaa markaas ayuu arkay kursigiisa oo inta xarig lagu xiray saqafka laga soo laalaadiyay, ardayda ayuu fiiriyay wuuna qoslay kadibna sabuuradda ayuu leyli (30 buundo) ah ku qoray:

Su'aasha koowaad: Sheeg inta sentimitir ee u dhexeyso kursiga iyo dhulka? (hal buundo)

Su'aasha labaad: Sheeg xagasha uu kursiga u janjeero, adigoo caddeynaya. (hal buundo)

Su'aasha saddexaad: Sheeg ardayga kursiga ku xiray saqafka iyo ardaydi ka caawisay. (28 buundo)

Sidaas fudud ayuu macallinki ku helay ardaygi ficilka sameeyay iyo inti ka caawisay dhamaantoodna waxaa loo diray iney waalidkood keenaan. 😁😁😁

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PED posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share