TTN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from TTN, TV Channel, Gaalkacyo.

Kusoo Dhawaada TIXRAAC TV NETWORK (TTN) waa shabakad warbaahineed oo dhameystiran oo aad kala socon doontaan qaybaha kala duwan ee ay warbaahintu leedahay insha Allah.

03/01/2026

28/06/2025

Muuqaal guud oo soo koobaya sida ay ahayd xafladii iyo maamuuskii ay ardayda fasalka 8aad ee dugsiga Bilaal Adult Primary & Secondary school u sameeyeen macalimiintooda, maamulkooda iyo howladeenada iskoolka .

Ardaydan oo u fariisatay imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug ayaa loogu duceeyey in Allah swt uu ka siiyo natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan.

27/06/2025

Xaflada balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka qabsoontay hoolka weyn ee machadka barashada culuumta diiniga ee kulmiye .
Machadku waxa uu ku yaalaa degmada galinsoor ee gobolka galgaduud .

Munaasibadan ayaa waxaa ku qalin-jabinayey arday baratay culuumta diiniga qaybaheeda,kala,duwan.
Waxaana ay ahayd tirada qalin-jabiyaasha 19 arday oo iskugu jira hablo iyo wiilal

Xaflada waxana si weyn oga qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan sida maamulka Deg Oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Deg mudane xirsi muuse iyo macaliminta macahadka Sido kale waxaa kaso qeyb galay waalidiinta Ardayda, mudan iyo martidii madasha kasoo qayb gashay.

Doorashadii Naadiga ardeyda  Galkacyo University Student Association GUSA oo soo bilaabatey Galabta Abaaro 3:00pm oo ahe...
26/06/2025

Doorashadii Naadiga ardeyda Galkacyo University Student Association GUSA oo soo bilaabatey Galabta Abaaro 3:00pm oo aheyd doorasho qof iyo cod ah waxaa ku guuleystey
Abdi-khadar mohamed ali Oo noqdey
Gudoomiyaha Naadiga ardeyda Jaamacada Galkayo University (GU)

Kaafiyo Nuur Warsame ayaa ku guuleystay gudoomiye ku-xigeenka xukumada ardayda jaamacada gaalkacyo university.
26/06/2025

Kaafiyo Nuur Warsame ayaa ku guuleystay gudoomiye ku-xigeenka xukumada ardayda jaamacada gaalkacyo university.

 Ayaa ku guuleysteyXoghaya Naadiga ardeyda Jaamacada Galkayo University (GU).
26/06/2025


Ayaa ku guuleystey
Xoghaya Naadiga ardeyda Jaamacada Galkayo University (GU).

Warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka Madaxweynaha iyo Madasha Mucaaradka.
25/06/2025

Warsaxaafadeed ka soo baxay kulanka Madaxweynaha iyo Madasha Mucaaradka.

25/06/2025

Shacabka degmada Galkacyo oo si weyn u soo dhaweeyey shirka aayo ka tashiga iyo siyaasiinta is badal doonka ah oo dhawaan ka furmi doona degmada galkacyo.

24/06/2025

QAYB KAMID AH ARDAYDA UU USOO GABANGABOOBAY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH OO KA HADLAY DAREENKOODA .

WARBAAHINTA: TTN

23/06/2025

MUSHARAXADA XILKA GUDOOMIYE KU-XIGEENKA XUKUMADA ARDAYDA JAAMACADA GAALKACYO UNIVERSITY (GU)

DRS: KAAFIYA NUUR WARSAME.

23/06/2025

MUSHARAXADA GUDOOMIYE KU-XIGEENKA XUKUMADA ARDAYDA JAAMACADA GALKACYO UNIVERSITY (GU)
MRS: HAWA HERSI KAARSHE

22/06/2025

HADAL JEEDINTA MUSHARAXA GUDOOMIYAHA MIDOWGA ARDAYDA JAAMACADA [GU].

DR: ABDI-KHADAR MOHAMED ALI

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TTN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category