Galmudug Rukub

Galmudug Rukub FREE NEWS COMPANY

21/01/2026

Taliska Booliiska Dhuusamareeb ayaa gacanta ku soo dhigay ragaan oo habeen h**e dhac kageystay xaafada horseed dhuusamareeb..

Madaxweynaha Muddo-dhaafka ah ee Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kariye (Qoor Qoor), ayaa darajada Kaptan u dalacsiiyay D...
14/01/2026

Madaxweynaha Muddo-dhaafka ah ee Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kariye (Qoor Qoor), ayaa darajada Kaptan u dalacsiiyay Daauud Cabdi Cabdulle, oo horay u ahaa darawalkii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, Wasiir Dhoore.

waxaa jira dhalinyaro badan oo ka tirsan ciidamada mudo ku jiray, kuwaas oo weli aan helin dalacsintii ay xaqa u lahaayeen, taasoo dhalisay dareen cabasho iyo su’aalo ku saabsan habraaca dalacsiinta ciidamada.

06/01/2026

Habar aji Wara dhuumale joogta oo roob uda ay 😅

Gooja Cade Taaladan ayaa laga dhisay kadib markii Ciidamada Soomaliland Awood looga saaray deegankaas.
06/01/2026

Gooja Cade Taaladan ayaa laga dhisay kadib markii Ciidamada Soomaliland Awood looga saaray deegankaas.

05/01/2026

Dalxoreeye waa dhooqeystey maanta 😂

05/01/2026

Alaabtaan aan ku caayee idhageyso baa la dhahaa 😂😁
ragaan goobta taagan han iyo madax tinimo midna maleh miyaa sidee Loo dhahay tukaad Noqoneysiin hadii madax tinimada galmudug isku sharaxdiin. 😆😂

"Nacab iyo nijaar iyo u jabay naago iyo tuug"😅
04/01/2026

"Nacab iyo nijaar iyo u jabay naago iyo tuug"😅

Dag dag:- Dableey hubeysan ayaa salaad maqrib ka dib dagmada Baladxaawo waxaa ay ku dileen Maxamuud Oo loo garan ogaa Bu...
04/01/2026

Dag dag:-
Dableey hubeysan ayaa salaad maqrib ka dib dagmada Baladxaawo waxaa ay ku dileen Maxamuud Oo loo garan ogaa Bulaxaawo.

Maxamuud ayaa ka mid ah dadka caanka ah ee baraha bulshada gaar ahaan Facebooga.

DEGDEG: Hadda ayaa la ogolaaday in la siidaayo sawirrada madaxweyne maduro  oo maanta ay qabteen  ciidamada  mareykanka.
03/01/2026

DEGDEG: Hadda ayaa la ogolaaday in la siidaayo sawirrada madaxweyne maduro oo maanta ay qabteen ciidamada mareykanka.

02/01/2026

7 sano ka dib qoor qoor oo dhisay gagida diyaaradaha ee dhuusamareeb balo ku ciyaadhey🤣🤣🤣

Address

CEEL-GARAS
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Rukub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share