Asad Media Expert

Asad Media Expert waxaad iga helidoontaan warar iyo qormooyin xiiso leh insha allah πŸ—£πŸ™πŸ‘

Afsoomaali ku sheeg πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™
14/11/2024

Afsoomaali ku sheeg πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Somaliland Waxaa laxaqiijiyey in codadka ilaa iyo hadda latiriyey uu si weyn ugu horeeyey Cabdiraxmaan Cirro. Ilaa afar ...
14/11/2024

Somaliland Waxaa laxaqiijiyey in codadka ilaa iyo hadda latiriyey uu si weyn ugu horeeyey Cabdiraxmaan Cirro. Ilaa afar gobol ayaa si xooggan loogaga adkaaday xisbiga Kulmiye.

Tirada geela baabuurkaan saaran qiyaas 😯😯😯😯😯
16/08/2024

Tirada geela baabuurkaan saaran qiyaas 😯😯😯😯😯

16/08/2024

Shiikh anoo qaawan ma weesaysan karaa 🀣🀣🀣🀣

"ADUUNYO HADAF KAYEELO "  maxaa kuu qorshaysan sanadka 2024? 😳😳😳
07/11/2023

"ADUUNYO HADAF KAYEELO "
maxaa kuu qorshaysan sanadka 2024? 😳😳😳

Wiligaa Ari maraacdayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£
06/11/2023

Wiligaa Ari maraacdayπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£

Soosaar afka shahrukhan adoo dooranaya lambar πŸ€”πŸ˜³ Gundhiye Media
06/11/2023

Soosaar afka shahrukhan adoo dooranaya lambar πŸ€”πŸ˜³ Gundhiye Media

Lixdaan gobal kee kasoo jeedaa πŸ˜πŸ€”πŸ‘‰ Gundhiye Media
06/11/2023

Lixdaan gobal kee kasoo jeedaa πŸ˜πŸ€”πŸ‘‰ Gundhiye Media

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka qeyb galay meherka wiil u dhalay madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa ka dhacay .
05/11/2023

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka qeyb galay meherka wiil u dhalay madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa ka dhacay .

Maamulka guud ee gobolka Mudug & kan degmada Gaalkacyo ayaa u kuur galay xaalada magaalada ka dib roob mahiigaan oo xala...
05/11/2023

Maamulka guud ee gobolka Mudug & kan degmada Gaalkacyo ayaa u kuur galay xaalada magaalada ka dib roob mahiigaan oo xalay ka da'ay. Magaalada Asad Media Expert

Address

Galcaio Mudug
Galcaio

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Media Expert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share