
20/11/2024
muhiim ah - Idaacadda Al xikma Galdogob .
Waxaan bulshada ugu baaqaynaa inay ka faa'idaystaan barnaamijkaan muhiimka ee ku saabsan Tarbiyada caruurta iyo Muhiimadda ay leedahay.
Barnaamijkaan wuxuu bilaaban doonaa habeen danbe oo jimce ah Saacaddu markay tahay(8:00 pm) , wuxuuna socon doonaa illaa habeenka Talaadada .
Waxaan soo jeedin doona Sh Farxaan Axmed busur.
Ka Faa'idaysi Wacan.
Wixii faahfaahin nagala soo xiriir .
252 90 5566235.