Abdikafi Xiirey

Abdikafi Xiirey Kusoo Dhawoow Page-kayga oo aad ka heli doonto warar xaqiiqo Ah- Abdikafi Xiirey.

23/09/2025

Janaraalku wuxuu ahaa Nin Raga oo Geerida iyo Nolasha Macaankeedaba yaqaan, Alle ha ku naxariisto Adeer Janadii ku lad.

Hero.

30/04/2025

Boqorka Umadda Soomaliyeed kusoo dhawoow Casimadda Puntland ee Garoowe.

Abdikafi Xiirey

 :-Dowladaha PUNTLAND iyo SOMALILAND ayaa kawada hadlaya sidii loo siideyn lahaa Sareeye Guuto Faysal Abdi Botaan oo in ...
29/04/2025

:-Dowladaha PUNTLAND iyo SOMALILAND ayaa kawada hadlaya sidii loo siideyn lahaa Sareeye Guuto Faysal Abdi Botaan oo in Muddo ah Gacanta Puntland ku jirey.

Labada Dowladood Somaliland iyo Puntland ayaa sidoo kale ka shaqeynaya sidii Shacabkooda Nabad kuwada wada Degnaan lahaayen Magalooyinka Xuduudaha ay ka wada leeyihiin iyo Sidoo kale Degaanada ay wada degan yihiin Shacabkooda, Xal waartana looga gaari lahaa khilaafadkii h**ey u dhacey.

Labadda Dowladood ee dariska ah ayaa kolkii h**e inteysan Colaaduhu dhicin kuwada deganaa Nabad iyo horumar.

Gobanimo.

Abdikafi Xiirey

Ninkaas Diinta Caaya Maxay Tahay Sababta uu u fadhiyo Madaxweynaha Gadaashisa?Waxay Taasi ka Turjameysaa in Deni Raali k...
26/04/2025

Ninkaas Diinta Caaya Maxay Tahay Sababta uu u fadhiyo Madaxweynaha Gadaashisa?

Waxay Taasi ka Turjameysaa in Deni Raali ka yahay in lacaayo Dhiiga wiilasha Soomaliyeed ee ku Dagaalamaya Koonfurta lana Dagaalamaya Cadowga Khawaarijta, Sidoo kale Madaxweynuhu wuxu ku faraxsan yahay in la caayo Qabiiladda Soomaliyeed, lana kala fogeeyo.

Haddaba Deni Isagoo Adeegsanaya Ninkaas Mujrimka ah ee gadaashisa fadhiya sidee buu Madaxweyne Soomaliyeed ku noqon Karaa, Xildhibaano Soomaliyeed oo dhana Cod uga Heli karaa.

Abdikafi Xiirey

25/04/2025

Gaalkacyo Masoo Dhawa.

Reer Mudug Kubadda Micnaheeda iyo Sababta loo ciyaaro waa in Guryahooda lagu soo baro inteysan ba Ciyaarin.

Abdikafi Xiirey

Ninka Dhiiga Wiil Soomaliyeed ku diganaya oo ku faraxsan in la laayo Ciidanka Qaranka Saw Aragagaxiso Ma ahan Shabaab Ah...
16/04/2025

Ninka Dhiiga Wiil Soomaliyeed ku diganaya oo ku faraxsan in la laayo Ciidanka Qaranka Saw Aragagaxiso Ma ahan Shabaab Ah.

Laamaha Amaanka ee Puntland Ninkan waa iney sharciga hor geeyan maadama uu ku faraxsan yahay Dhabar Jabka Ciidanka Qaranka Soomaliyeed.

Abdikafi Xiirey

14/04/2025

Abdiweli Ali Gaas Cunidii waraaqihii faraha badnaa ee SSC Khaatumo waxuu ka Heley Geesinimo aad u weyn.

Abdikafi Xiirey

14/04/2025

Janaraal Asad Osmaan Abdulahi oo laga Raali Galiyey fuusto ayaan dhaweyd lagu soo riixey, oo ay karkariyeen qeyb kamid ah Howl-Wadeenadda Raysal-Wasaraha.

Abdikafi Xiirey.

12/04/2025

TAARIKH🚨

Raysal Wasaare Hamze Abdi Bare ayaa khudbadisii ugu h**eysey ka jeediyey Magaladda Laascanood isagoo halkaasi uga mahadceliyey Bulshadda Reer SSC ee sida weyn usoo dhaweyey.

Allahu Akbar.

Abdikafi Xiirey

12/04/2025

Nin weyn baa Maanta Soo dhaweynta Raysal Wasaare Hamze Abdi Bare Ka qeyb qaatey Abwaan/Nabadoon Abdulahi Yusuf Jibriil.

Abdikafi Xiirey.

12/04/2025

Fiqi Oo kusoo Wajahan Laascanood.

12/04/2025

Janaraal Asad Osman Abdulahi Kusoo dhawoow Casimadda Laascanood.

Address

Garowe

Telephone

+252907746590

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Xiirey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share