Xumaanreebida Iyo Wanaag Farida

Xumaanreebida  Iyo Wanaag Farida Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xumaanreebida Iyo Wanaag Farida, Media, masjid al huda, Garoowe.

29/03/2025

Waxaan Maanta Soo afmeernay Barnaamijkii Afuri walaalkag oo 29 Bari ee la Soo dhafay Anu soowadnay

29/03/2025

Waxaa ilahay Nagu guuleyay inaan Sidaan Habsamid leh aan afurkaan qaybino Bishan barkayasan ee Ramadaan

20/03/2025

shiikh Yasin abdullahi oo ah Maamulka Haayada Haro Puntland ayaa shegay in si joogtaa U afurinaa Bulshada Aan awoodin in ay helaan Afurka iyadoona ay ka qayb qaadato Haayada Haro
Afurintan Ayaa ka qabsoonta goobo kale duwan iyadoona halkaas loogu qaybiyo afurka.

Haayada Haro Waxay Afurin Usameysay Dadka aan awoodin in ay Helaan waxay ku Afuraam waxaan afuritaankan laga sameeyay Ma...
20/03/2025

Haayada Haro Waxay Afurin Usameysay Dadka aan awoodin in ay Helaan waxay ku Afuraam waxaan afuritaankan laga sameeyay Magaalada Garoowe.

18/03/2025

Barnaamijka Afuri walaalkaag sooman oo baraanmij ay fuliso Jumciyada ayaa Galay malintii 18

09/03/2025

Shiikh Yaasiin oo Faafahinaya sida uu usocdo Banaamijka ku afuri walaakaga soman 3 doolar

Jumciyada WanaagFarida iyo Xumaanreebid Puntland ayaa Baraanmijkeedii Ku afuri walaalkaag sooman  3 Doolar ee aan awoodi...
08/03/2025

Jumciyada WanaagFarida iyo Xumaanreebid Puntland ayaa Baraanmijkeedii Ku afuri walaalkaag sooman 3 Doolar ee aan awoodin waxa uu ku afuro uga socdaa si habsami leh magaalada garowe Caasumada Puntland

Barnaamijkaan oo ay Jumciyadu bilkasata oo ramadaan ay ka qabto Garowe ayaa lagu afursiyaa boqalaal qof ee aan haysan waxa ay ku afuraan

16/02/2025
21/03/2024

Hayadda Haro oo afursiisay walaalah Muslimiinta ee aan Haysan waxay ku afuraan iyadoo barnaamijkaa u soo wakiilatay jimaciyada Xumaanreebida Iyo Wanaag Farida Puntland

Waxaa Si toos ah u socda Afurinta Dadka aan awoodin in ay helaan afurka ...Jimciyadda wanaag farida iyo xumaan reebida a...
19/03/2024

Waxaa Si toos ah u socda Afurinta Dadka aan awoodin in ay helaan afurka ...

Jimciyadda wanaag farida iyo xumaan reebida ayaa samaysa Afurin joogta ah oo lagu afurinayo dadka aan awoodin in ay helaan afurka

7 goobood oo kuyaal magaalada ayaa loo qaybiyaa afurka waxaa dadkaa la afuriyo kamid ah haween ay jimciyadu ugu qaybiso afurka xarunta cibaadu raxmaan ee kutaal xaafada barakacayaasha jilab.

Waalalaha raba in ay waalidiintood ula baxaan sadaqo kaqayb qaado afurinta Walalaha aan awoodin maalinkii hal qof waxaa ku afurin kartaaa 3$

Kala xiriir 0907724462/0907746674.

16/03/2024

Jumciyada Xumaanreebida Iyo Wanaag Farida oo sodan sono waday afursiinta Dadka sooman oo aan awoodin waxay ku afuraan waxay sidi cadad ahayad ay barnaamijka afuri walaakaga soman wadaa malintii lixaad

08/03/2024

bisha barkaysan ee Ramadaan

Address

Masjid Al Huda
Garoowe
00252

Telephone

+252907746674

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xumaanreebida Iyo Wanaag Farida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category