Garowe media

Garowe media Journalism

23/10/2023

Hadalka madaxweyne Deni

30/09/2023

Soodhawaynta Musharax Guuleed Salax iyo Garoowe.

Sawirro: Musharax Madaxweynaha Puntland ee Doorashada 2024 Guled Salah oo Maanta Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Garowe.
30/09/2023

Sawirro: Musharax Madaxweynaha Puntland ee Doorashada 2024 Guled Salah oo Maanta Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Garowe.

UPDATE: Senetarrada Puntland ku metela Dowladda Federaalka oo sannad kadib dib ugu soo laabtay halkii laga doortay [Garo...
15/06/2023

UPDATE: Senetarrada Puntland ku metela Dowladda Federaalka oo sannad kadib dib ugu soo laabtay halkii laga doortay [Garoowe] ayaa ilo ka-agdhow xajiijiyeen in ay u socdaan; xal u helista khilaafka xukuumadda Deni iyo Xukuumadda Xamar iyo sidoo kale xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Puntland.

Waxa lagu wadaa in ay la kulmaan madaxda Puntland, Isimmada dhaqanka iyo Bulshada rayidka, ayna la hadlaan dadweynaha.

15/06/2023

Puntland ayaa ka digtay xaaladda Gobalka Gedo in xoog laysku dayo in lagu dhibaateeyo shacabka, loona gacan-galiyo Jubbaland, iyadoo aysan dhicin Dibu-Heshiisiin rasmi ah, welwelna ka muujisay dagaalada, meelo kamid ah dalka ka socda ee ciidamada Amniga oo qabiileysan dhexmaraya.

Garowe iyo maanta
15/06/2023

Garowe iyo maanta

15/06/2023

Madaxweyne Dani " waxaan dareenka laqaybsanaya Boqolaal Caruuraha oo ku Agoomomay Duqaynta Laascanod ay kawado Somaliland..

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Gen.Cabdullahi Axmed Ilkajiir iyo Xildhibaanada labada Gole ee  Barlam...
13/06/2023

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Gen.Cabdullahi Axmed Ilkajiir iyo Xildhibaanada labada Gole ee Barlamaanka JFS ku metela Gobollada Sanaag iyo Highland ayaa martiqaad sare u sameeyey Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-Khaatumo ee ku sugan Muqdisho - iyaga oo ka wada-hadlay xaaladda guud ee gobollada Sool iyo Sanaag.

WAR DEG DEG AH: Maxkamadda derejada koowaad ee degmada Boosaaso ayaa xukun ku riddey shan nin oo dhallinyaro oo ku eedey...
13/06/2023

WAR DEG DEG AH: Maxkamadda derejada koowaad ee degmada Boosaaso ayaa xukun ku riddey shan nin oo dhallinyaro oo ku eedeysan in ay ku xad-gudbeen qoys ay gurigooda ugu dheceen xilli habeen kana duubeen muuqaal, iyaga oo handadaya, todobaadkii h**e.

Maxkamadda ayaa hoggaamiyaha kooxda oo lagu magacaabo, Yuusuf Axmed Cali [Ina Xaliimo Xaaji, 18 jir ah] ku xukuntey lix sanno oo xadhig ah, halka afarta kalena lagu xukumay min shan sanno oo xadhig ah. Waxa dhammaantood sidoo kale lagu xukumay min $4,000 oo doollar oo ah magdhowga muuqaalka ay faafiyeen iyo min $1,000 doollar oo kale oo ganaax guud ah.

Si guud waa xadhig ilaa lix sano ah iyo ganaax $25,000 oo doollar ah, guud ahaan.

Maxkamaddu waxa ay sheegtey in xukunkan uu ka furan yahay racfaan muddo soddon cisho ah, kaasi oo ay qaadan karaan eedaysanayaashu.

Gudoomiye Timacadde ayaa qado sharaf gurigiisa ugu sameeyey isimadda dhaqanka SSC-khaatumo oo ku sugan magaalada Muqdish...
12/06/2023

Gudoomiye Timacadde ayaa qado sharaf gurigiisa ugu sameeyey isimadda dhaqanka SSC-khaatumo oo ku sugan magaalada Muqdisho. Kulan oo ahaa is xogwaraysi iyo sagootin ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamid xildhibaannada SSC.

Guddiga 33 ka ee SSC ayaa 72 saac kaliya u qabtay in ay iscadeeyaan isna-Casilaan Maayarada Xuddun, Widhwidh, Taleex, Is...
12/06/2023

Guddiga 33 ka ee SSC ayaa 72 saac kaliya u qabtay
in ay iscadeeyaan isna-Casilaan Maayarada Xuddun, Widhwidh, Taleex, Isuduwayaal iyo Shaqaale Hoosaadka kale ee aan Wali is cadeyn islamarkaasna qaarkood wali lala Xidhiidhinayo maamulka Hargaysa, Waxaana Guddigu u qabteen 72 Saac iney go’aankooda ku Cadeeyaan.

Waxaa Xusid Muddan Masuulkii Sheega inuu dadkiisa la dareen noqda waxaa la marin doona dhaar.

11/06/2023

DEG DEG: “Waxaa iska casiley Xilkii gudoomiyaha Baarlamaanka SL , Xubinimadii golaha xisbigi Wadani ee aan ka tirsanaa”Gudoomihii h**e ee Baarlamaanka Somaliland C/Risaaq Khaliif i.

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garowe media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share