Aarka Nugaal

Aarka Nugaal Social Agency Bosaso Tv

23/09/2025

Gen Qalyare Hadal Dhaxal Galuu ka tagay.

Aun Generaal Qalyare oo hadda geeriyooday Miino ayaa la kacday gaarigii uu saarnaaRuntii wa geeri aad ii xanuunisay  😭 😢...
23/09/2025

Aun Generaal Qalyare oo hadda geeriyooday Miino ayaa la kacday gaarigii uu saarnaa

Runtii wa geeri aad ii xanuunisay 😭 😢 😭 😿

Qalyare generaal sare ayuu ahaa Dawladii somalia ay uga dhacday Cornell asaga markaas ahaa Taliyihii milatariga somalia Gobolka Awdal Hadana ahaa Taliyihii Howgalinta guud Calmiskaad ahna Taliyaha Guuto labaad iyo Taliyaha gaarka Ururka Guutada Duufaan

21/09/2025

Xilibaan dhaashane taagerihii ugu waynaa Buurtinle.

21/09/2025

Gabdhaha Buurtinle waxaan koobka gaynaynaa meel kasta oo Gobolka Mudug ah.

21/09/2025

Buurtinle ugu danbayn gacantay ku dhigtay koobkii.

17/09/2025

Aaway Warsangeli gii meelaha ka ciyayay baa ka dhacday.

15/09/2025

Dhulkii waa la isla dhaafay, Diyaarad baa dishay waa xalaad ugub ah.

15/09/2025

Garoowe ayay shalay koob uqaadeen maantana isla iyagii baa ka reebay koobka.

Nabsigu cajiib Sanaa.

15/09/2025

Goobta Duqayntu ka dhacday Baaritaan baa wali ka socdah reer Ceelbuuh ha isdejiyaan war waad helaysaan.

15/09/2025

Banaan bixii ugu waynaa,
Shacabka degmada Ceelbuuh oo kacsan iyagoon wali la cadayn.

14/09/2025

Hadalkan Garaad Yacquub ayaa Horey usheegay .

Dowladda Federaalka oo sheegtey in ay Laascaanood ka dhagax-dhigtay Bakhaar keyd oo ay ka caawinayso Puntland.
13/09/2025

Dowladda Federaalka oo sheegtey in ay Laascaanood ka dhagax-dhigtay Bakhaar keyd oo ay ka caawinayso Puntland.

Address

Meeraysane
Garoowe
67994

Telephone

+252907252121

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka Nugaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aarka Nugaal:

Share