DT Social Meida Platform based in Puntland - Somalia.
(360)

Page-kan rasmiga ah waa qeybta warbaahinta ee Somali Click, oo ah xarun bixisa adeegyo isugu jira Warbaahin, La talin- warbaahineed, Tababaro, Wacyigelin, diyaarin Dukumenteriyo, Tebin toos ah, Sawiro iyo muuqaalo qurxoon.

Dukaanka Ubad Store ee Dharka Ciyaalka, qalabka ay ku ciyaaraan, agabka Hooyada umusha ah iyo dhamaan wax walba oo ay ub...
24/05/2025

Dukaanka Ubad Store ee Dharka Ciyaalka, qalabka ay ku ciyaaraan, agabka Hooyada umusha ah iyo dhamaan wax walba oo ay ubaahdaan dhallaanku ayaad ka helaysaa Ubad Store .

Waxaa lagaaga furay Garoowe, suuqa Fadhisan, agagaarka Geed Mirood, Kusoo dhawaada gacma furan.

24/05/2025

Dukaanka Ubad Store ee Dharka Ciyaalka, qalabka ay ku ciyaaraan, agabka Hooyada umusha ah iyo dhamaan wax walba oo ay ubaahdaan dhallaanku ayaad ka helaysaa Ubad Store .

Waxaa lagaaga furay Garoowe, suuqa Fadhisan, agagaarka Geed Mirood, Kusoo dhawaada gacma furan.

Carwada ð“Ēð“ļð“ąð“Šð“Šð“·ð“ē 𝓒ð“ļð“ĩð“ĩð“Ūð“Žð“―ð“ēð“ļ𝓷 oo laga helidoono dharka dumarka, udugga ragga/dumarka iyo waxkasta oo agab haween ah ayaa la...
16/05/2025

Carwada ð“Ēð“ļð“ąð“Šð“Šð“·ð“ē 𝓒ð“ļð“ĩð“ĩð“Ūð“Žð“―ð“ēð“ļ𝓷 oo laga helidoono dharka dumarka, udugga ragga/dumarka iyo waxkasta oo agab haween ah ayaa lagaaga furay 𝐆𝐚ðŦðĻðĻ𝐰𝐞, gaar ahaan suuqa ð‘ī𝒆𝒆𝒓𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏𝒆 ð‘ī𝒐𝒍𝒍.

Kala xidhiidh Telephones-ka
WhatsApp Number: +𝟐𝟓𝟐–𝟗𝟎𝟕𝟗𝟕𝟗𝟕𝟖𝟒

Ama kala soco: Social Media-heenna; https://0fj.cc/2RAvDCiznLF

12/01/2025

Dr. Gurey oo ku takhasusay Qalliimmada & Daawaynta xanuunnada Lafaha oo ka hawl-gala xarunta Caafimadka Carafaad Injii Garoowe, muxuu ka daawayndoonaa dadka qaba dhaawacyada ku dhaca Lafaha, Murqaha iyo seedaha.


12/01/2025

TOOS: Maalintii 3Aad ee Shirwaynaha 1aad ee Horumarinta Waddooyinka Puntland

11/01/2025

Toos: Malintii 2Aad ee Shirwaynaha 1aad ee Horumarinta waddoyinka Puntland

11/01/2025

TOOS: Maalinta 2Aad ee Shirwaynaha 1Aad ee Horumarinta Waddooyinka Puntland

09/01/2025

TOOS: Shirwaynaha 1Aad ee Horumarinta Waddooyinka Puntland 2025

Dr. Gurey oo ku takhasusay Qalliimmada &Daawaynta xanuunnada Lafaha, wuxuu diyaar kuugu yahay oo ka hawlgalaa Xarunta Ca...
03/01/2025

Dr. Gurey oo ku takhasusay Qalliimmada &
Daawaynta xanuunnada Lafaha, wuxuu diyaar kuugu yahay oo ka hawlgalaa Xarunta Caafimaadka Arafat Medical Center Injii Garoowe.

Ka akhriso nuqulka hoose xanuunnada Lafaha ku dhaca ee dhakhtarku daawaynaayo ðŸĐŧðŸĶī

31/12/2024

FINAKA TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND G.NUGAAL

28/12/2024

SEMIFINAL TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND G.BARI 🆚ïļ G.KARKAAR

Address

Rugsan
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DT:

Share