Qabribayax News

Qabribayax News Wax qabad hal abuur leh Somali GALBEED online news

30/10/2025
23/10/2025

Jijiga caasimada deeganka somalida Ethiopia 🇪🇹🇬🇶

"Wallaalayalaw Anigoo gabadh Jidwaaq ah, Oo jidwaaq Absame ah, oo Bartire ah, oo ree Axmed Garaad ah, Aabahayna 7 sanno ...
23/10/2025

"Wallaalayalaw Anigoo gabadh Jidwaaq ah, Oo jidwaaq Absame ah, oo Bartire ah, oo ree Axmed Garaad ah, Aabahayna 7 sanno jiifo waxbana ii qaban karin ayaan shan bilood halkan ku xidhanahay sidii lay dilayay ayaan sidaas noqday."

Gabadh ree Jigjiga ayaa fariintas Libiya ka soo dirtay. Lugaheeda iyo gacmuhu way barrareen. Dhiig ayaa ka socda, qofkastoo daawadana wuu ka murrugoon. Gabadha Aabahed Faalig ayaa ku dhacay oo wuu jiifaa. Muuqalkeda maadama Facebook ogoleyn Telegram ayaan soo dhignay.

Ummada Soomaliyed, gaar ahaan Garaadadu gabadhaas ha u kacaan.

Ebirta Lambarka walaasheed.

+251 95 280 5032 Ayaan Aadan Axmed, ayaa ku qoran.

Comentiga koobad kasoo daawo muuqalka.

20/09/2025
13/09/2025

Showgi qarniga Jijiga lijoj is come back # sanag

29/07/2025
09/07/2025

Jijiga📍📸city

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabribayax News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qabribayax News:

Share