
22/06/2024
Sadex Kaluumaysato Soomaali ah ayaa Laashkoodi kala caariyay Jasiirad kamid ah Maldives.
Muddo dhawr bilood ah ayaa la la’aa iyaga oo eheladoodu ka murugaysnaayeen.
Waxay sheegeen in ay wada-shaqayn iyo dadaal ku samreen mudada ay dul Heehaabayeen Badda.