DAHAB POWER

DAHAB POWER DAHAB POWER AND WATER

๐ŸŒ™ Ramadaan KariimShirkadda DAHAB POWER  and Water waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u d...
18/02/2026

๐ŸŒ™ Ramadaan Kariim
Shirkadda DAHAB POWER and Water waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u diraysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan macaamiisheeda qiimaha leh iyo shaqaalaha dadaalka badan ee Dahab Power.
Ilaahay ha idinka aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban, hana ka dhigo bishan mid kheyr iyo barwaaqo u noqota dalkeenna iyo dadkeenna.
โœจ Ramadaan Kariim โœจ
Dahab Power and Water Dahab Dpw

๐Ÿ”ท Dahab Power and Water Companyโœจ Hambalyo Sanadka Cusub 2026 โœจBulshadeena qaaliga ah,Waan ku faraxsanahay inaan idinla w...
01/01/2026

๐Ÿ”ท Dahab Power and Water Company
โœจ Hambalyo Sanadka Cusub 2026 โœจ
Bulshadeena qaaliga ah,
Waan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno farxadda sanadkan cusub. Waxaan idiin rajaynaynaa sanad ay ka buuxaan nabad, caafimaad, barwaaqo iyo rajo cusub.
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu garab istaagteen. Sanadka 2026, waxaan sii xoojin doonaa dadaalkeena ku aadan bixinta tamarta nadiifta ah โšก iyo biyaha la isku halayn karo ๐Ÿ’ง, si nolosheenu u noqoto mid ka fudud, ka ifaysa, kana horumarsan.
๐Ÿค Bulsho xooggan = Mustaqbal ifaya
๐ŸŒ Wadajir ayaan u horumarin karnaa deegaankeenna
Sanad Wanaagsan 2026! ๐ŸŽ‰
๐Ÿ‘‰ Noo reeb faallo ama nala wadaag fikradaada sanadkan cusub.





Waxaan Hubaal ah in horumarka dhabta ahi uu ka bilowdo dadka  kuwa maalin kasta u taagan adeegga, hal-abuurka iyo horuma...
15/11/2025

Waxaan Hubaal ah in horumarka dhabta ahi uu ka bilowdo dadka kuwa maalin kasta u taagan adeegga, hal-abuurka iyo horumarka.
DAHAB POWER oo taageero buuxda u muujisay ( ) Barnaamijka Abaalmarinta Sannadlaha ah ee , annagoo ka duulayna ballanqaadkeenna ku aaddan kor u qaadidda u adeegidda bulshada iyo dhisidda mustaqbal ifaya.






Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

15/11/2025

Shirkada Korontada iyo Biyaha DAHAB POWER and Water, Maamulaha Gobolka Nugaal ee Shirkada Dahab Dpw , Eng Cabdilahi Wacane iyo xillibaan xaamud oo kamid ah odayaasha shirkadda oo ka hadlay ka qayb galka Maalinta Olahah Nadaafada Gobolka Nugaal gaar ahaan Degmada Garowe, kuna Dhiirigaliyay in laga qayb qaato olalaha Nadaafada Mar walba iyo goob walba, dhamaan shacab waynaha Kala duwan si loo helo Deegaan Nadiifa iyo Hawo Nadiifa.

Your Source of Light and Life.




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

15/11/2025

Shirkada Korontada iyo Biyaha DAHAB POWER and Water, Maamulaha Gobolka Nugaal ee Shirkada Dahab Dpw , Eng Cabdilahi Wacane iyo xildhibaan xaamud oo kamid ah odayaasha shirkadda oo ka hadlay ka qayb galka Maalinta Olahah Nadaafada Gobolka Nugaal gaar ahaan Degmada Garowe, kuna Dhiirigaliyay in laga qayb qaato olalaha Nadaafada Mar walba iyo goob walba, dhamaan shacab waynaha Kala duwan si loo helo Deegaan Nadiif ah iyo Hawo Nadiif ah.

Your Source of Light and Life.




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

HambalyoWaxaa Shirkada Korontada iyo Biyaha ee Dahab Dpw  ugu Hambaylyeynaysa Shacabka Soomaaliyed Malinka Calanka Sooma...
12/10/2025

Hambalyo
Waxaa Shirkada Korontada iyo Biyaha ee Dahab Dpw ugu Hambaylyeynaysa Shacabka Soomaaliyed Malinka Calanka Soomaaliyeed.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Waxaa si habsami leh u socda shaqada shirkada DAHAB POWER   qeybihii dhismaha shubabka baalayaasha korantada ee xarumahe...
13/09/2025

Waxaa si habsami leh u socda shaqada shirkada DAHAB POWER qeybihii dhismaha shubabka baalayaasha korantada ee xarumaheeda Garoowe iyo Yake.
Dahab Dpw




Dhammaan Bulshada Puntland waxaan u sheegeynayaa in si habsami leh ay usocdaan howlaha xerxerista iyo isku rakibida Dham...
22/08/2025

Dhammaan Bulshada Puntland waxaan u sheegeynayaa in si habsami leh ay usocdaan howlaha xerxerista iyo isku rakibida Dhammaan qalabkii loo baahnaa oo ku shaqeyn lahaa solar-ka iyo motoorada keedka ah ,
Waxaana bar bar socda soo dejinita qalabka solar-ka oo dhameystiran.
Goordhow garoowe wey ifeysaa .
Gurigaaga iyo goobtaa ganacsi
Waxaan kuugu gaarsiin doonnaa saacad fudud & qimo ku raali geliya .
DAHAB POWER
Dahab Dpw

[email protected]

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.Shirkada korantada iyo biyaha ee Dahab Dpw  and water,Waxay...
01/08/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ•-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.
Shirkada korantada iyo biyaha ee Dahab Dpw and water,
Waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka reer Puntland munaasabadda dabaaldegga 1-da August sannad guurada 27-aad ee aasaaska Dawladda Puntland.

Waa maalin qiimo leh oo lagu xasuusto halgankii maamul dhisida, midnimadii, iyo guulihii horumarinta la gaaray.
Shirkadu waxay guud ahan bulshadeeda u rajaynaysaa horumar, nabad, iyo barwaaqo waarta.

Sanad guuro wacan Puntland Guul iyo Gobannimo!

1-da August 2025

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Gudoomiyaha guud (CEO)shirkada karontada iyo biyaha ee Dahab Dpw  and Water Mr. Said Mursal, ayaa ugu hambalyeeyey Shaca...
01/08/2025

Gudoomiyaha guud (CEO)shirkada karontada iyo biyaha ee Dahab Dpw and Water Mr. Said Mursal, ayaa ugu hambalyeeyey Shacab waynaha reer Puntland, Munasabada 1-da August oo Ku beegaan sanad guuradii 27aad ee Aasaaska Maamulka Dowlada Puntland.

Sanad guuro Wacan Puntland Guul iyo Gobonimo.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ Dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

HAMBALYO HAMBALYO Shirkadda DAHAB POWER  waxay u direysaa hambalyo iyo bogaadin Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan Munaasa...
30/06/2025

HAMBALYO HAMBALYO
Shirkadda DAHAB POWER waxay u direysaa hambalyo iyo bogaadin Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan Munaasabadda Maalinta 1da luulyo maalinta xuriyada iyo midnimada. Hambalyo hambalyo

  Xaflada Daahfurka Shirkadda Korontada iyo biyaha ee DAHAB POWER   ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee caasimadda dal...
08/06/2025

Xaflada Daahfurka Shirkadda Korontada iyo biyaha ee DAHAB POWER ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Shirkadda Dahab Dpw oo horay looga daafuray Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa wajiga labaad ee daahfurka lagu qabtay magaalada Nairobi.

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAHAB POWER posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share