Dhakhtarka Waydii

  • Home
  • Dhakhtarka Waydii

Dhakhtarka Waydii 🎙️𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 | 🎤𝐖𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐢 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫

18/07/2026

Lawadaag vidiogan saaxibkaa Taleefonka suuliga ku isticmaala
si uu suuligana wakhati h**e uga soo baxo ugana taxadaro khatarta Caafimaad uu lee yahay
゚viralシfypシ゚

06/07/2026

Fariin Caafimaad
“ Fadlan Shaqaaalaha Guriga kuu joogo waxaad ka Baartaa xanuunada faafa ”
゚viralシ

27/06/2026

Fadalan ha cabin biyaha marka aad subixii soo kacdid adigoon afkaaga iska nadiifin ゚viralシfypシ゚

20/06/2026

Fadlan Halaga Taxadro Nadaafada Gogasha lagu seexanyo
゚viralシfypシ゚

12/06/2026

Vidiogaan u share Gareeya Dumarka somaaliyeed ee ka shaqeeya nadaafada guryaha si ay Taxdar uga Muujiyaan Chemicadan una isticmalaan safetyga looga baahanyahay

゚viralシfypシ゚

13/05/2026

Dhibaatada ay Leedahay in Cuntada la Afuufo 🥣💨
Dad badan waxay caado u leeyihiin inay cuntada ama cabitaanka kulul afuufaan si ay u qaboojiyaan, balse ficilkaas wuxuu leeyahay dhibaatooyin dhanka caafimaadka iyo akhlaaqda ah:
•Bakteeriyada iyo Jeermiska: Markaad cuntada afuufto, waxaad ku siidaysaa malaayiin jeermis iyo bakteeriya ah oo ka soo baxaya afkaaga, taas oo keeni karta inay cuntadii nijaasowdo ama xanuun ku gudbiso.
• Isku-dheelitirka Kiimikada: Cilmi-baarisyo ayaa sheegaya in marka kaarboon laba ogsaydhka (CO_2) ee neeftaada ka soo baxaya uu ku darsamo uumiga cuntada kulul, ay samaysmi karto maaddo aash*to yar ah oo wax u dhimi karta dheefshiidka.
• Sunnada iyo Akhlaaqda: Diinteena suuban waxay inaga reebtay in weelka dhexdiisa lagu neefsado ama cuntada la afuufo. Waa astaan muujinaysa dulqaad la'aan iyo asluub xumo xilliga cuntada.
゚viralシfypシ゚

07/05/2026

Daraasado cilmiyeed ayaa muujinaya in dumarka uurka leh ay aad ugu nugul yihiin qaniinyada kaneecada, taas oo ay sabab u tahay isbeddello bayooloji ah oo ka mid ah:

Kordhinta heerkulka jirka
Iyo sii-deynta gaaska kaarboon laba ogsaydh (CO₂) oo kordha ilaa ku dhowaad 21%

Sidoo kale, cilmi-baaristu waxay muujisay in ay dhacaan isbeddello ku yimaada dheecaannada maqaarka, taas oo ka dhigaysa urkooda mid aad u soo jiita kaneecada. Arrintani waxay kordhin kartaa khatarta qaadista cudurro sida duumada (malaria) iyo Zika, kuwaas oo yeelan kara saameyn caafimaad oo halis ah oo ku timaadda hooyada iyo uurjiifka.

゚viralシfypシ゚

26/04/2026

Kanserka Naasaha Ku Dhaca Calamadihiisa iyo Qaabka looga Hortagi karo .

✅ fadlan share Garee fariintan caafimaad si bulshadu Taxadar uga yeelato xaladan Caafimaad.

゚viralシfypシ゚

24/04/2026

Daawo Ma leeyahay cancerku ?

Waxaa ka jawaabaya Dr.Mohamed Caydiid
Oo ku talhasusay Baaritaanda xanuunka kanserka

#️⃣ lawadaaga azxptaada oo uga Faa,idee fariintan Caafimaad

゚viralシfypシ゚

23/04/2026

Cudurka cancerka Ma lakala Qaadi Karaa ?

Dr.Mohamed caydiid oo ku takhasusay baaritaanada Buroooyinka iyo cudurka cancerka ayaa ka warbixinaya

#️⃣ Fadlan lawadaag Asxptaada si Bulshadu uga wada faa,idaysato Wacyigalintan Caafimaad.

゚viralシfypシ゚

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhakhtarka Waydii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share