Maalin page

Maalin page mohamett

04/05/2023

Aroos_Baadiye_Xigmad_Badan_(AROOS_Deegaanka_Dalsan_Nugaal_part2

30/04/2023

Aroos_Baadiye_Xigmad_Badan_(AROOS_Deegaanka_Dalsan_Nugaal) (part 1)

06/03/2023

Xoraynta ssc

09/02/2023

Gaaf_qosol_badan___warsame_shactaro___jamaal_heelo_

Ducada Hooyo inaysan ciyaar ahayn ogow    iyo   ha la dhaafin bageku waa kaagii
10/12/2022

Ducada Hooyo inaysan ciyaar ahayn ogow
iyo ha la dhaafin bageku waa kaagii

27/10/2022

Generaal muhiyadiin iyo waayihiisii shaqo

"Ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (Ammaani) Nebi Muxammad ﷺ ee kuwa (xaqa) rumeeyoow ku salliga oo salaama...
11/10/2022

"Ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (Ammaani) Nebi Muxammad ﷺ ee kuwa (xaqa) rumeeyoow ku salliga oo salaama salaan ". 56-Axsaab-Qur'aaan.

صلى الله عليه وسلم
Sallalaahu Calayhi Wasallam.

Dr Xabeeb ayaa Sheegay in uu Ku Jiro Wakhtigiisii ugu Adkaa Waxa uuna Sheegay in uu Xanuunsanayo.Isagoo ilmaynaya Ayuu Y...
11/10/2022

Dr Xabeeb ayaa Sheegay in uu Ku Jiro Wakhtigiisii ugu Adkaa Waxa uuna Sheegay in uu Xanuunsanayo.

Isagoo ilmaynaya Ayuu Yiri " Waxaan Ku Jiraa wakhtigaygii ugu Adkaa , Waan Xanuunsanayaa , Maskaxda ayaana Dhiig iiga Furmaa "

Dr Xabeeb 42 sano ayuu Ka shaqaynayey Gudaha Dalka Waxa uu Wakhtigiisa iyo Maalkiisaba uhuray sidii uu ucaawin Lahaa Dadka Somaliyed ee Dhimirka La, Maanta Duco ayuu inooka Baahanyahay Aynu U Ducayno Walaalayaal🙏

Laacibkii ugu wanaagsanaa Ee Aad ka soo Garab Ciyaarto  halkan uga yeedh ⚽️
10/10/2022

Laacibkii ugu wanaagsanaa Ee Aad ka soo Garab Ciyaarto halkan uga yeedh ⚽️

09/10/2022

Dhifiq umadeena maaha kulahaa ma googarad baa laguu waayey🤣🤣🤣
Fadlan

Address

Garowe
PUNTLAND

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maalin page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maalin page:

Share