31/07/2026
Garowe ma joogtaa? Jaamacadda Sahal waxay kuu soo bandhigtay 📺 Diploma in Modern Journalism (Saxaafadda Casriga ah)
Baro xirfadaha saxaafadda maanta looga baahan yahay: qorista wararka, sawir-qaadista, muuqaal tafatirka, soo saarista warbaahinta iyo adeegsiga aaladaha dijitaalka ah.
Waxaad baranaysaa:
▪️ News Writing & Reporting
▪️ Media Law & Ethics
▪️ Photojournalism & Visual Storytelling
▪️ Camera Operation & Field Sound
▪️ Video Editing & Post-Production
▪️ Graphic Design for Media
▪️ Radio Production & Podcasting
▪️ TV News Production
▪️ Mobile Journalism (MoJo)
▪️ Social Media Journalism
▪️ Data Journalism & AI in Newsroom
▪️ Fact-Checking & Investigative Reporting
▪️ Digital Security & Media Entrepreneurship
Barnaamijka:
📚 20 maado · 4 semesters · 780 saacadood
👥 Ku habboon ardayda dhammaysatay dugsiga sare iyo saxafiyiinta doonaya inay kororsadaan aqoon iyo shahaado rasmi ah.
Waqtiyada waxbarashada (Sabti – Khamiis):
🌅 Subax: 08:00 – 13:15
🌇 Galab: 14:00 – 19:15
Markaad dhammaystirto waxaad heli doontaa:
📁 Portfolio shaqooyin dhab ah
🏢 Laba toddobaad oo Industry Attachment ah
🎓 Shahaado laga aqoonsan yahay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Federaalka Soomaaliya
📅 Fasalladu waxay bilaabmayaan: Isniin, 20 August 2026
📍 Jaamacadda Sahal – Garowe
⚠️ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Diiwaangelintu way furan tahay.
👇 Ku biir WhatsApp-ka barnaamijka:
https://chat.whatsapp.com/CvRos3X67bV1zbdKdwGoZl
📞 Wac ama WhatsApp: 0904777319