Carro Hawd Post

  • Home
  • Carro Hawd Post

Carro Hawd Post Bar kulan aad kala socon karto barnaamijyo iyo casharo la xiriira dhaqanka iyo deegaanada soomaalida.

Halkan waa bartamaha magalada jigjiga oo ay daryeel la'aantiis dhinaca dhulka dhigeen geed timireedyadii bilicda magalad...
09/03/2023

Halkan waa bartamaha magalada jigjiga oo ay daryeel la'aantiis dhinaca dhulka dhigeen geed timireedyadii bilicda magalada qurxinayay.

Nimcooyinka eebahay ka badan cawska geedaha e”Alxamdulilaah, Carro Hawd si fiican baa looga roobsaday..Sawirada:baliga C...
02/10/2022

Nimcooyinka eebahay ka badan cawska geedaha e”

Alxamdulilaah, Carro Hawd si fiican baa looga roobsaday..
Sawirada:baliga Cadaad ee magaalada Gallaadi, baliga heegaale ee deg bookh ee DDS iyo degmada burtinle ee gobolka mudug..

William Ruto ayaa loo doortay Mw kenya..Doorasho tirinteedu socotay muddo 7 cisho ah aya ugu danbayn lagu dhawaaqay inuu...
15/08/2022

William Ruto ayaa loo doortay Mw kenya..
Doorasho tirinteedu socotay muddo 7 cisho ah aya ugu danbayn lagu dhawaaqay inuu ku guulaystay william ruto oo ahaa musharax saaxadda siyaasadda isagu isa soo-saaray.

26/04/2022

Doorashadii aqalka safe oo soo gabagaboowday.

Gudoomiyaha waxaa loo doortay senator Cabdi xaashi cabdulaahi.
gudoomiye ku xigeenka waxaa loo doortay senator cali shacbaan.

02/04/2022

Mw farmaajo ayaa khadka taleefonka kala hadlay mw somaliland muuse biixi cabdi, isagoo uga tacsiyeeyay wixii ka dhacay suuqqa hargaysa iyo burburkii hantiyeed ee baaxadda lahaa ee illaa xalay ka socday suuqaas.

20/02/2022

Taliyihii h**e ee sirdoonka soomalia Fahad yaasiin oo noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.

Garab sixitaan oo xisbiga PP ah ayaa jigjiga looga dhawaaqay maantay.
06/02/2022

Garab sixitaan oo xisbiga PP ah ayaa jigjiga looga dhawaaqay maantay.

Sawirada shirkii wada fadhiga ee beesha cali ibrahim(bicidyahan).
18/01/2022

Sawirada shirkii wada fadhiga ee beesha cali ibrahim(bicidyahan).

Go’aanka isimada ee arintii boosaaso
11/01/2022

Go’aanka isimada ee arintii boosaaso

07/01/2022

Tobaneeye cisho ayaa kasoo wareegtay markii nabadaynta boosaaso looga dhawaaqay, ilaa hadda se waxba k**a dhaqaaqin nabadayntii, waxnana ismaysan badalin..

Dagaalkii ayaa caaway isla saacaddaan dib uga qarxay magaalada boosaaso, rasaas aad u culusna waa laysu adeegsanayaa.All...
22/12/2021

Dagaalkii ayaa caaway isla saacaddaan dib uga qarxay magaalada boosaaso, rasaas aad u culusna waa laysu adeegsanayaa.

Allaha badbaadiyo boosaaso iyo dadkeedaba.

20/12/2021

Ethiopia: dib u heshiisiin qaran baa la qorsheeyay inay wadanka ka dhacdo, sayaasiyiin mucaarad ah na waa la siidaynayaa maalmahan.

Address


Telephone

+251919167332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carro Hawd Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share