FN Somali Tv

FN Somali Tv Warbaahinta FN TV waxaad ka daawan karta wararka dalka iyo dibadda kamid noqo saxibada ay ku leedahay faceeboka ee warbahinta

29/07/2026

“Madaxweynuha Safarkisa Lama Oga ,Xildhiban Caseyr Muxu Ku dhalila Xukuumada “

Dangoroyo | 23 July 2026Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Mudane Cabdulqaadir Cismaan Samatar (Foodcadde), ayaa hoggaaminayay...
23/07/2026

Dangoroyo | 23 July 2026

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Mudane Cabdulqaadir Cismaan Samatar (Foodcadde), ayaa hoggaaminayay wafdi heer sare ah oo booqasho shaqo ku tagay degmada Dangoroyo.

Kormeerka ayaa lagu qiimeeyay adeegyada hay’adaha dowladda, iyadoo la booqday Xarunta Dowladda Hoose, Isbitaalka, xarumaha waxbarashada, Saldhigga Booliska iyo Maxk**adda Degmada.

Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo adeegyada bulshada iyo xoojinta wada shaqeynta maamulka gobolka iyo degmooyinka.

19/07/2026

Fahimo quuje intaba jawab uma hayso,Halgankina ma dhicisobey

14/07/2026

Suaalo Iyo Hadyad ay Maalgalinaysay Carwada YASMIN DRESS GAROWE .

14/07/2026

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqaadir Cismaan Samatar (Foodcade) ayaa Kulan la qaatay Gudoomiyayasha Degmooyinka Gobolka Nugaal ayago iska xaal waraystay xaaladaha Amni ee Degmooyinka, sidoo kale waxay ku kala war qaateen koobka Degmooyinka Gobolka Nugaal oo sannadkasta la qabtay.

11/07/2026

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqaadir Cismaan Samatar (Foodcade) oo ay Weheliyaan Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal G/sare Fu’aad Maxamud Xuseen Taliyaha Hawl-galinta Gobolka Nugaal Gaashanle Cabdiyare cabdirisaaq Taliyaha Ciidanka ilaalada canshuuraha Gobolka Nugaal Gaashaanle Maxamud Cabdiraxman Salaad (Miig) ayaa Caawa Kormeer ku maray jagboyntiyada Magaalada u yaala ciidamada Booliska ayago ciidanka kula dardaarmay iney si adeg u ilaaliyan amniga magaalada dadka ula dhaqmaan si wanaagsan Sidoo kale Masuuliyiinta ayaa booqday xarumaha ganacsi halkas oo ay bulshada Caasimada Wakhti kula qaaten.

10/07/2026

Garsoore Cumar Cartan ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga, caasimadda Dowladda Deegaanka Soomaalida (DDS), halkaas oo uu galabta ku dhex-dhexaadin doono ciyaarta k**a dambaysta ah ee Koobka Gobollada DDS. Kulanka final-ka ayaa dhex mari doona xulalka Shabeelle iyo Siti.

09/07/2026

Senator Majiino oo dhaliil xoogan dusha ka saaray Senator Faroole."Senator Faroole Matalaadiisu waa dan shaqsiyadeed"

09/07/2026

Guddiga Farsamada ee Nabad iyo Nolol oo Caddeeyey Hindisaha Doorashada ay Doonayaan inay Xisbi ahaan uga Qayb-galaan.

Address

Garowe

Telephone

+252906687295

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FN Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FN Somali Tv:

Shortcuts

Share

Category