03/06/2026
War Deg Deg ah:
Ciidamada dowladda iyo ilaalada Madaxweynihii h**e Shariif Sheekh Axmed ayaa isku horfadhiya oo dagaal ku dhex maraya afaafka h**e ee guriga Shariifka.
Weerarkan ayaa imanaya xilli galabta sidoo kale la weeraray guriga Ra’iisul Wasaarihii h**e Xasan Cali Khayre, taasoo muujinaysa xaalad amni oo sii xumaanaysa