Bariido Media

Bariido Media Waa Page aad kala socon Doontaan Warar Barnaamijyo iyo dhacdooyinnXaqiiqqda la xiriira .

08/02/2026

Garoowe 8 february 2026 : Dowladda Hoose Caasimada Garowe ayaa maanta dayactir iyo waraabin ku samaysay dhirta ku beeran jidka Soddonka Garoowe .

08/02/2026

Dhismaha Laamiga weyn ee Caasimadda Garoowe oo meel wanaagsan maraya .

08/02/2026

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni Goldogob

08/02/2026

Ugaaska Guud ee Beelaha Tanade Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali ayaa maanta Degmada si rasmi ah loogu Caana-shubay, waxaana lagu cumaamaday xaflad dhaqan oO Balaaran kana soo qaybgaleen Duubka dhaqanka Soomaaliyeed iyo Madaxda Dowladda Puntland iyo qaar mid ah masuuliyiinta Dowladda Fedraalka Puntland ku matala.

Hambalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaaska Beelaha Tanade Daarood (Leelkase) oo maanta caana shubkiisu ka qabsoom...
08/02/2026

Hambalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaaska Beelaha Tanade Daarood (Leelkase) oo maanta caana shubkiisu ka qabsoomay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

08/02/2026

Goldogob .

08/02/2026
25/11/2025

Shilka Garowe ka dhacay dadku ku dhinteen iyo siduu u dhacay Daawo.

25/11/2025

Ehelada Marxuum xalay ku geeriyoodey Garoowe oo raaligelin ka bixiyey hadal saaka warbaahintu sii daysay shaaciyeyna in marxuumka heshiis lagu aasay.

 : Nin toorey ku hubaysnaa oo dhaawac u geystay walaalkiis ayay ciidamada Booliisku isku dayeen inay soo xiraan, balse n...
25/11/2025

: Nin toorey ku hubaysnaa oo dhaawac u geystay walaalkiis ayay ciidamada Booliisku isku dayeen inay soo xiraan, balse nasiib darro eedaysanaha ayaa iska caabiyay ciidamada isagoo isticmaalaya toorayda uu watay, gurigiisana hoosta kasoo xirtay.

Ninkan eedaysanaha iyo walaalkiis ayaa ku murmay arrimo la xiriira dhaxal.

25/11/2025

Waxaa Magaaladda Gaalkacyo lagu aasay Marxuumad Sabriin Saylaan.

Address

GAROWE
Garowe
252

Telephone

+252907704614

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bariido Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bariido Media:

Share