Somalia Peace Media SPM

Somalia Peace Media SPM Somali Peace Media.. kusoo dhawaw

Ciid  Mubarak dhamaan muslimiinta meel kasto ad joogtaan gaar ahaan dadwaynaha somaliyeed hanbalyo
30/03/2025

Ciid Mubarak dhamaan muslimiinta meel kasto ad joogtaan gaar ahaan dadwaynaha somaliyeed hanbalyo

20/03/2025

Afur Wadareedkii Caasimada Puntland ee Garoowe

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa caawa magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo...
24/02/2025

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa caawa magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnado gargaar mucaawino ah, kuwaas oo si gaar ah ugu wajahan deegaanka Ceel Cali Axmed iyo degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellada dhexe.

19/02/2025

Xildhibaan Axmed Cabaas Axmed oo kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Garoowe ayaa kawarbixiyay safar shaqo oo ay qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanku kutageen deegaano hoosyimaada Degmada Garoowe.

16/02/2025

Carmo: 16 February 2025 : Dowladda Hoose degmada Garowe ayaa markii Labaad waxay Deeq taakulo ah ku wareejisay Guddiga Taakulada Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland,Deeq-daan ayaa ka koobnayd 520 neef oo ari ah 26 geel ah iyo agab kale isugu jira Raashin iyo Cuntooyin diyaarsan kuwaasi oo ay soo aruuriyeen Shacabka Degmada Garowe .
Gudoomiye ku xigeenka degmada Garowe ahna Gudoomiyaha Guddiga taakulada Ciidanka ee Degmada Garowe Mudane Maxamed Cali Maxamed (Xamari) oo ay waheliyaan Xubno Katirsan Guddiga taakulada Degmada Garoowe ayaa Deeq-daan Ku-wareejay,Guddiga Taakulada Ciidanka Dowladda Puntland

Carmo: 16 February 2025 : Dowladda Hoose degmada Garowe ayaa markii Labaad waxay Deeq taakulo ah ku wareejisay Guddiga T...
16/02/2025

Carmo: 16 February 2025 : Dowladda Hoose degmada Garowe ayaa markii Labaad waxay Deeq taakulo ah ku wareejisay Guddiga Taakulada Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland,Deeq-daan ayaa ka koobnayd 520 neef oo ari ah 26 geel ah iyo agab kale isugu jira Raashin iyo Cuntooyin diyaarsan kuwaasi oo ay soo aruuriyeen Shacabka Degmada Garowe .
Gudoomiye ku xigeenka degmada Garowe ahna Gudoomiyaha Guddiga taakulada Ciidanka ee Degmada Garowe Mudane Maxamed Cali Maxamed (Xamari) oo ay waheliyaan Xubno Katirsan Guddiga taakulada Degmada Garoowe ayaa Deeq-daan Ku-wareejay,Guddiga Taakulada Ciidanka Dowladda Puntland

Garoowe: 16 February: Dowladda hoose ee Degmada Garoowe ayaa maanta Dib udayactir ku samaysay wadooyin muhiim u ah isku ...
16/02/2025

Garoowe: 16 February: Dowladda hoose ee Degmada Garoowe ayaa maanta Dib udayactir ku samaysay wadooyin muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee Magaalada.
Wadooyinkaan ayaa kala ah isgoyska Laamiga Sheekh Cabdisalaan (Alnasar) iyo jidka sodonka halka ay isaga dhacaan iyo Sidoo kale Laamiga adada Cali Qalalan ee Xaafada Hantiwadaag Garoowe.

Gudoomiyaha Degmada Garowe Hon Abdulkadir Geedi ayaa ka qayb galay munaasabad hay'adda VNG ay shahaadooyin ku guddoon si...
15/02/2025

Gudoomiyaha Degmada Garowe Hon Abdulkadir Geedi ayaa ka qayb galay munaasabad hay'adda VNG ay shahaadooyin ku guddoon siinaysay Xubnaha madasha horumarinta dhaqaalaha maxaliga ah dowlada hoose degmada Garoowe.

15/02/2025

Sin-ujiif :14 February 2025: Guddiga Degmda Garowe ee Taakulaynta Ciidanka Difaaca Puntland ayaa Maamulka iyo Shacabka degsiimada Sin-ujiif waxay kala wareegeen deeq isugu jirtay Xoola nool iyo Cuno,Deeq-daan ayaa Waxaa Deegaanka kala Wareegay G/kuxigeenka Degmada Garoowe Mudane Maxamed Cali Maxamed (Xamari)

Sin-ujiif  : 14 February 2025: Guddiga degmda Garowe ee Taakulaynta Ciidanka  Difaaca Puntland ayaa Maamulka iyo Shacabk...
14/02/2025

Sin-ujiif : 14 February 2025: Guddiga degmda Garowe ee Taakulaynta Ciidanka Difaaca Puntland ayaa Maamulka iyo Shacabka degsiimada Sin-ujiif waxay kala wareegeen deeq isugu jirtay Xoola nool iyo Cuno,Deeq-daan ayaa Waxaa Deegaanka kala Wareegay G/kuxigeenka Degmada Garoowe. Mudane Maxamed Cali Maxamed (Xamari)

12/02/2025

Fadliga Kujira Bisha Shacbaan iyo Waxyaabaha La Sunneeyo || Sh Dirir dhegaysi wacan

Garoowe: 12 February 2025: Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Hon Abdale Mohamed Abdale  oo ay weheliyaan Xildhibaano kamid...
12/02/2025

Garoowe: 12 February 2025: Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane Hon Abdale Mohamed Abdale oo ay weheliyaan Xildhibaano kamid ah Golaha deegaanka Garoowe ayaa kulan la qaatay Ganacsatada Suuqyada Garoowe.
Ujeedka Shirka ayaa ahaa Ka hortagida Khataraha dabka, Furista wadooyinka suuqa si ay ugu fududaato dabdamiska marka ay xaalad jirto, Xoojinta wada shaqaynta Dowladda hoose iyo Ganacsatada suuqa Garoowe si looga wada shaqayo horumarinta Suuqa.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Peace Media SPM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share