Abdulaahi Shaakir

Abdulaahi Shaakir Bulsho

04/03/2023
11/03/2022

Aduunyadatan yaabka ah
Ruuxii la yaaboow
Adigaaba yaabloo
Kula yaabay aniguye
Iyadaaba yaab lehe
Ha la yaabin weligaa

11/03/2022

Waxbarashadu waa hogaanka hagaaya hayaankaan mustaqbalka ,taas oo horumarinaysa hadafka nolosha .

Hawraartan kooban waxaan hal-abuuray hilaad aan sidaas u fogan , waxaana ku hoga tusaalaynayaa halganka waxbarashada iyo heerkay kala joogaan qofka ugu hagar-baxa aqoonta iyo qofka uu hoday halalacda mala awaalka ah ee dunida kaas oo hurdada door biday kana haajiray halka lagu barto aqoonta.

Jumca wanaagsan saaxiibayaal 💯👏❤

20/02/2022

Hankaagu haduu daciifo
Ogoow guushii ma haysid
Haduu hiigsigu dhamaado
Kalsoonidii waa halowday

Address

Garowe

Telephone

+252906279838

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulaahi Shaakir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulaahi Shaakir:

Share