Danab Cable TV

Danab Cable TV Ku soo dhawoow Warbaahinta Danab Cable TV

11/01/2026

Anagaa Garoowe joogna diyaarna u ah inaan qorano Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed "Muwaadin Jooga Puntland

10/01/2026

Sidee Shacabka Puntland u arkaan in Dawladda Federaalka ay Puntland dhexdeeda Ciidamo u joogaan

09/01/2026

Islaamaha waaweyn xatta waxaan dhihi jirnay Baayo ma socotaa laakiin hadda iyagaa…

Bajaajle Garoowe jooga oo ka hadlaya calaamadaynta loo sameeyey gaadiidka A/B

08/01/2026

Xildhibaan Geelle Casayr, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, ayaa sheegay in Soomaalidu asal ahaan tahay bulsho xoolo-dhaqato ah, taasina ay saameyn ku yeelatay habka loo fahmo siyaasadda iyo maamulka casriga ah.

08/01/2026

Gudoomiyaha PUNSA Cabdirsaaq Cabdirixmaan ayaa sheegay in hal Khalad oo Diblumaasiyadeed oo uu galo masuul dawladeed ay sababi karo dhibaato ..."

08/01/2026

Diblumaasi Rooble Axmed ayaa ka hadlay buuggiisii ugu horreeyay ee uu ka qoray Maamuuska (Protocol-ka) iyo Diblumaasiyadda, isagoo sheegay in buuggu ka dhashay waayo-aragnimo dheer oo uu ka soo qaatay shaqada diblumaasiyadeed .

Sawirro:Garoowe oo markii ugu horaysay lagusoo bandhigay buug looga hadlayo Diblomasiyada .
08/01/2026

Sawirro:Garoowe oo markii ugu horaysay lagusoo bandhigay buug looga hadlayo Diblomasiyada .

08/01/2026

Maamulaha Warshadda Diamond Plastic Industries Eng Axmed Khalif ayaa ka warbixinaya wax soo saarka warshadda.

08/01/2026

Isbeddel ku yimid dakhliga maalinlaha ah ee soo gala darawaliinta gaadiidka bajaajta kaddib markii la hirgeliyay nidaamka kala-xaddaynta A iyo B.

08/01/2026

Ugaarta ay Puntland caan ku ahayd ayaa wajahaysa dabar-go’, sida ay xaqiijiyeen madaxda dalxiiska Puntland.

08/01/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh waxaan weydiinayaa ,E-VISA aad ku dhibtay shacabka Soomaaliyeed maxay u qaban wayday Wasiirka Arrimaha Dibadda Israaiil mise Soomaalidu uun bay qabataa .....

08/01/2026

"Soomaalidu waxay tiraahdaa ninkii dameer dabadii ka dagay dan buu biday ,,,,"

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danab Cable TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Danab Cable TV:

Share

Category