State Media Times

State Media Times Waxaan Diyaar kula Nahay Wararkii ugu dameyey Soomaliya Iyo Caalamka

Fake news:Beenin  waxaan ogaanay inuusan jirin kulan hada dhex maray Garaadka iyo Madaxweynaha  Mudane Siciid Cabdullaah...
28/09/2024

Fake news:
Beenin waxaan ogaanay inuusan jirin kulan hada dhex maray Garaadka iyo Madaxweynaha Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka dhacay Madaxtooyada.

Sawirkan oo mid la qaaday xiligii Caleema saarka ayaa dad si kale u adeegsadeen.

Ciidanka waxaa ka maqan hal bil oo qura, waxaa ku jirta siyaasad iyo gacan labaad.
27/12/2023

Ciidanka waxaa ka maqan hal bil oo qura, waxaa ku jirta siyaasad iyo gacan labaad.

20/12/2023
19/12/2023
Garoowe: Xildhibaannno badan ayaa xilligan leh shir ay kaga soo horjeedaan muddo-kororsiga Baarlamanka Puntland.Tani wax...
10/12/2023

Garoowe: Xildhibaannno badan ayaa xilligan leh shir ay kaga soo horjeedaan muddo-kororsiga Baarlamanka Puntland.

Tani waxa ay imanaysaa xilli berri la filayo in goluhu ka arrinsado Maxkamadda Dastuuriga ah oo maanta laashay muddo-kororsiga golaha.

General Ayuub Abdirisak ayaa la kulmay Abdulahi Mohamud Mohamed (Abdilahi Dheere ), oo ka tirsan Masuuliyiinta Madaxtooy...
07/11/2023

General Ayuub Abdirisak ayaa la kulmay Abdulahi Mohamud Mohamed (Abdilahi Dheere ), oo ka tirsan Masuuliyiinta Madaxtooyada Puntland.

26/07/2023
21/05/2023

Muuqaal: Boosaaso iyo Isu-soo baxa Urur Siyaasadeed Kaah

21/05/2023

Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Galabta magaalada Badhan kaga qeybgalay isu soo baxa Urur Siyaaasadeedka KAAH, halkaaasi oo uu Madaxweynuhu Kula hadlay dadweynaha Degmada Badhan.

Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda, Goleyaasha Urur Siyaasadeedka KAAH, Musharixiinta Ururka ugu sharaxan Golaha deegaanka ee Degmada Badhan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when State Media Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to State Media Times:

Share