Boqorka Media

  • Home
  • Boqorka Media

Boqorka Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boqorka Media, Media/News Company, .

Bogaan waxaa ka heli Doonta warbixino iyo dhacdooyin joogta o ee Markasta Nala soco fadlan hadaad horay noola joogin hadaa nasoo Follow Garee hadii aad horay noola jogtana waa ku mahadsan tahay

Agaasimaha Ciidamada PMDF abdirabi oo hmalyo u dirayaa shacabka Puntland ayaa sidaan ku qoray Bartiisa Facebook Munaasab...
26/05/2026

Agaasimaha Ciidamada PMDF abdirabi oo hmalyo u dirayaa shacabka Puntland ayaa sidaan ku qoray Bartiisa Facebook

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaha awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan si gaar ah hambalyo ugu dirayaa Ciidamada Qalabka Sida ee habeen iyo maalin u taagan difaaca dalka, ilaalinta shacabka iyo sugidda amniga.

Alle waxaan ka baryayaa inuu ciiddaan ciideeda nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, caafimaad iyo xasilooni waarta, isla markaana uu Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ka dhigo meel amni iyo horumar ku naaloota.

26/05/2026

"Aniga waxaa aminsanahay sidii h**e in ay ka wanaagsan tahay tan xisbiyada"
Abdifutaax kismaayo

Agaasimaha Waxaada Qorshayanta ee Wasaarada Arimaha Gudaha Yusuf Aw Cismaan (Yusuf Ganey ayaa Hamablayad Ciid Fudriga uu...
26/05/2026

Agaasimaha Waxaada Qorshayanta ee Wasaarada Arimaha Gudaha Yusuf Aw Cismaan (Yusuf Ganey ayaa Hamablayad Ciid Fudriga uu Diray Dhaama shacabka Puntland

Maamulka iyo Shaqaalaha Kafi Travel Agency waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda M...
26/05/2026

Maamulka iyo Shaqaalaha Kafi Travel Agency waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah u dirayaan hambalyada munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaay shacabka Shirkada Kaafi u rajaynaynaa ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh.

Ciid Mubaarak 🌙✨

26/05/2026

Kulanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland iyo Bulshada Degmada Shaxda.

26/05/2026

Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka mudug G/sare Mohamud Bile Fardafuul oo Bulshada gobalka Mudug la wadaagay Fariin ku saabsan adkaynta amniga maalmaha ciida

Wasiiru Dowalaha wasaarada Qorshayanta Puntland Mohamed Jamac ayaa shacabka somaaliyeed Garhaan Ku Puntland u diray Hanb...
26/05/2026

Wasiiru Dowalaha wasaarada Qorshayanta Puntland Mohamed Jamac ayaa shacabka somaaliyeed Garhaan Ku Puntland u diray Hanbalyada Ciida ilxiyada

Wasiir Maxamed Jamac Ayaa Rabi Uga barya in ciidan ciided bash bash iyo barwaaqo iyo amni inay ku garaan Rabi Uga baray

26/05/2026

Hadal-jeedinta- Xildhibaan Mowlid Abokor Abkey- Kulanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland iyo Bulshada Degmada Shaxda.

26/05/2026

Hadal-jeedinta Xildhibaan Faarax Jaamac Yuusuf- Kulanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland iyo Bulshada Degmada Shaxda.

26/05/2026

Hadal-jeedinta Xildhibaan Maxamed Siciid Cali Gudoomiyaha Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha- Kulanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland iyo Bulshada Degmada Shaxda

26/05/2026

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda, Xildhibaan Cabdirisaaq Jaamac Aadan Taraag- Kulanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland iyo Bulshada Degmada Shaxda.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqorka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boqorka Media:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share