Alool Media

Alool Media Alool Media is a full-service multimedia production company based in Somalia

01/09/2025

waa kuma Goatka soomaaliya?!!!

14/08/2025

yaa dhisay binu aadam mise makhluuqaad cirka ka yimid

13/08/2025

maxaa dhacaya hadii aad gabi ahaanba joojiso cunista cuntada

07/08/2025

waa tee magaalada Soomaaliyeed ee dhowrka sano ee soo socda la tartami karta Dubai?

03/08/2025

Ballan || Short Film

Muuqaalkan waa film gaaban oo aan ka sameynay sida ay Soomaalidu u dayacaan ballamaha oo aanay u tixgelin. Ujeedada filimkan waa in uu noqdo farriin wacyigelin ah oo dadka ku dhiirrigelisa inay ilaaliyaan ballamaha iyo kalsoonida.

03/08/2025

Goormaa kuugu danbaysay Googaalaysi?

02/08/2025



Waxaan udhaaranay inaan dalkeena iyo dadkeena difaacno

02/08/2025


Mid kamida Askarta kudhaawacmay calmiskaad oo hambalyo udiray dadka reer puntland

  Xaflada dabaal daga 27 Sano guurada dowlada puntland
02/08/2025


Xaflada dabaal daga 27 Sano guurada dowlada puntland

  Waxa xalay  magaalada garoowe  casho sharaf loogu sameeyey Sadex kamida youtu.beeska Team 27
31/07/2025


Waxa xalay magaalada garoowe casho sharaf loogu sameeyey Sadex kamida youtu.beeska Team 27

  Waxaa magaalada garoowe soodhawayn loogu sameeyey YouTuber  sundus ayaanle Cumeer iyo Zaki soomaali
30/07/2025



Waxaa magaalada garoowe soodhawayn loogu sameeyey YouTuber sundus ayaanle Cumeer iyo Zaki soomaali

26/07/2025


Madasha Musdabeed oo Magaalada Garoowe kuqabaday barnaamij loogu magac daray Wacyi iyo Waxsheeg

Address

Halgan Street
Garowe
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alool Media:

Share