Radio Garowe

Radio Garowe Bogga Rasmiga ah ee Idaacadda Radio Garoowe

11/05/2026

Xil Faisa Jeyte: Macalin Mahdi ayaa amray in Saban lagu dhufto gaarigeyga, Hadda wuxuu heystaa Meydka qofkii ku geeriyooday Dayniile. Part 12

11/05/2026

Xil Faisa Jeyte: Macalin Mahdi ayaa amray in Saban lagu dhufto gaarigeyga, Hadda wuxuu heystaa Meydka qofkii ku geeriyooday Dayniile. Part 6

11/05/2026

"Shacabku wa in ay iska-dhiciyaan kuwa dhul-boobka wada:

Abdirahman Abdishakur

11/05/2026

Xil Faisa Jeyte: Macalin Mahdi ayaa amray in Saban lagu dhufto gaarigeyga, Hadda wuxuu heystaa Meydka qofkii ku geeriyooday Dayniile.

Shirkadda Biyaha Nugal Water Company - Nuwaco  oo  bulshada Garowe fariin u dirtay๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐จ๐จ ...
11/05/2026

Shirkadda Biyaha Nugal Water Company - Nuwaco oo bulshada Garowe fariin u dirtay

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ง.
Waxaan macaamiisha sharafta leh ee isticmaala adeegga biyaha macaan ku wargelinaynaa in maalinta berri ah shaqo dayactir ah laga qaban doono mid ka mid ah kaydadka biyaha. Shaqadan awgeed, waxaa jiri doona hakad kooban ama hoos u dhac ku yimaada helitaanka biyaha ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ช๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ญ๐ข๐ข ๐ฌ๐š๐๐๐ž๐ฑ (๐Ÿ‘) ๐ฌ๐š๐š๐œ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐š๐ก.

โ€‹Waxaan macaamiisha ka codsanaynaa inay ka sii diyaar garoobaan sidookalena dulqaad muujiyaan muddada ay shaqadu socoto, annagoo ka raalligelinayna caqabadda ay arrintani ku keeni karto hawlahooda.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo war kasoo saartay Xanuun Ka dilaacay Buuralayda Cal-miskaad Gobolka Bari.
11/05/2026

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo war kasoo saartay Xanuun Ka dilaacay Buuralayda Cal-miskaad Gobolka Bari.

11/05/2026

Dowladda Federaalka Wasiirkii u horeeyey ayaa sheegay in uu ka tanaasulay xilka Xildhibaanimo si uu dabaqo Dastuurka Cusub. Part 12

11/05/2026

Dowladda Federaalka Wasiirkii u horeeyey ayaa sheegay in uu ka tanaasulay xilka Xildhibaanimo si uu dabaqo Dastuurka Cusub. Part 11

11/05/2026

Dowladda Federaalka Wasiirkii u horeeyey ayaa sheegay in uu ka tanaasulay xilka Xildhibaanimo si uu dabaqo Dastuurka Cusub. Part 10

11/05/2026

Dowladda Federaalka Wasiirkii u horeeyey ayaa sheegay in uu ka tanaasulay xilka Xildhibaanimo si uu dabaqo Dastuurka Cusub. Part 9

11/05/2026

Dowladda Federaalka Wasiirkii u horeeyey ayaa sheegay in uu ka tanaasulay xilka Xildhibaanimo si uu dabaqo Dastuurka Cusub. Part 8

Address

Islaan Mohamed Street
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Garowe:

Share