Wargeys Somali TV

Wargeys Somali TV Wargeys.com kala soco wararka oo dhan

Xasan oo guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xilli ay maqan yihiin Xamza iyo Saalax
30/07/2026

Xasan oo guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xilli ay maqan yihiin Xamza iyo Saalax

Muqdisho (Caasimada Online) — Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, xilli ay magaalada Muqdisho ka maqan yihiin Ra’iisul wasaare Xamza iyo ku xigeenkiisa Saalax Axmed Jaamac. Kulank...

30/07/2026

Xisbiga KAAH ayaa mashiinka Kelyaha lagu dhaqo ugu deeqay Cusbitalka Hargeysa.

Waxay kaloy soo jeediyeen in Cusbitaalka la qalabeeyo, loona qabto Miisanniyad lagu shaqeeyo. Dowladda iyo ganacsatada ayay ugu baaqen in ay qalabka Caafimadka ugu deeqan

30/07/2026
30/07/2026
30/07/2026
30/07/2026

"Walaalaheen hiil harti waay mahadsanyihiin Guushaan an gaadhnay Qayb weyn bay ka ahaayeen meel walba ayay kasoo gurmadeen, waxaan Lee yahay hambalyo Puntland hambalyo waqooyi bari"

Hogaamiyaha Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye

30/07/2026

Hoggaamiye Firdhiye oo Somaliland Cadawga Islaamka ku tilmaamay

Hadal ku jiray qudbadiisa maanta oo uu ula jeeday Somaliland iyo la falgalkeeda Yhda ayaa waxa uu ku yidhi: "Cadawgeena, cadawga umadda Soomaaliyeed, cadawga Islaamka, wuxuu isu soo bahaystay sidii loo wax yeeleyn lahaa oo loo dhibaateyn lahaa dadka Reer Waqooyi Bari."

> Daljir Media

30/07/2026

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargeys Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wargeys Somali TV:

Shortcuts

Share