Jacfar Moallim Mohamed-Page

Jacfar Moallim Mohamed-Page Halkani waa Bogayga Rasmiga ah waxaad ka heli doontaan Warbixino iyo Sawiro ku aadan Bilicda Dalkeena Iyo Barnaamijyo ku xiiso gelin doona.

I am a Somali journalist and commentator on the domestic and foreign political arena. I analyze sports reports. I also provide information on pets and social issues.

08/09/2026

Maxay Tahay Shaqooyinka Horyaala Xiriirka Cusub ee Kubadda Cagta Waqooyi Bari.?

Ilaahay ha unaxariistee waxaa Salaaddii Makhrib lagu dilay magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland Ganacsade Axmed Yuusuf Ha...
08/09/2026

Ilaahay ha unaxariistee waxaa Salaaddii Makhrib lagu dilay magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey.

Ganacsadaha waxaa loo dilay Aano qabiil, goobtiisa ganacsi ayaa lagu hor dilay.

08/09/2026

Nin ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ilaa hadda lama xaqiijin cidda ka dambeysay dilka iyo sababta loo geystay Sidoo kale laamaha amniga gobolka Mudug ayaan weli soo saarin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan dhacdadan.

Faahfaahin dheeraad ah haddii ay soo baxdo waan idinla wadaagi doonnaa.

08/09/2026

Halgamaa Cabbaas Madani oo Ka Qayb-galay Xilwareejinta Ururka Kubada Cagta Waqooyi Bari.!❤️

08/09/2026

Ciidamo ku sugnaa Xerada Istanbul ee Gaalkacyo oo isku dhiibay Galmudug kaddib markii ay sheegeen inay ku biireen Ciidamada DFS

08/09/2026

Booqasho Diblomaasiyadeed”Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Lagu Soo Dhaweeyay Safaaradda Jabuuti

08/09/2026

Cabdirisaaq Faarax Dhagaweel” Mayorka Mustaqbalka Dhaw ee Laascaanood

08/09/2026

Xildhibaan Samiira oo ka tirsan Baarlamaanka Waqooyi Bari ayaa goob-joog ka ahayd Xafladda Xil-wareejinta Ururka Kubadda Cagta Waqooyi Bari oo maanta lagu qabtay magaalada Laascaanood.

08/09/2026

Guddoomiyihii h**e ee Isboortiga Waqooyi Bari Dhalo ayaa maanta xilka wareejiyey isagoo ka hadlay waxqabadkii iyo horumarkii uu ku tallaabsaday intii uu xilka hayey.

08/09/2026

“Dhalinyarada ayaa laf-dhabar u ahayd halgankii dhulkan Somaliland looga saaray” — Wasiirka Ciyaaraha Waqooyi Bari

Address

Garowe

Telephone

+252907576709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfar Moallim Mohamed-Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share