Hassan Bashe

Hassan Bashe Shabakadaan Waxaad kala socon kartaa warar dhex dhexaada Soomaaliya iyo Caalamka.

10/08/2026

DEGDEG: Puntland oo ciidamadii ugu badna u dirtay degmooyinka Rako Raaxo iyo Xumbays oo ay joogaan ciidamo ka marqaata DFS iyago.......more

10/08/2026

DEGDEG: Saciid Dani oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay in ciidamada ka amarqaata Federaalka ee jooga........more

10/08/2026

DEGDEG: Haweenka degmada Rako Raaxo oo afka qaylo ku shubtay, iyago Saciid Dani ku sheegay in.......more

10/08/2026

DEGDEG: Hubkii laga baxay xerada PSF Gaalkacyo oo la ogaaday meelaha la geeyey xilli Saciid Dani......more

10/08/2026

DEGDEG: Wasiir Xaange iyo ciidanka RB ee tagay Cadaado ayaa.....more

10/08/2026

DEGDEG: DENI oo ku Dhawaaqay inuusa......more

Muscab Cadaani

09/08/2026

''Ciidamada Federaaalka in laga dhex qoro Puntland ma ogolayn madaxdii Puntland,hadii kale Wixi Qoor-qoor iyo laftagareen ayaa nagu dhici lahaa''Xil Dhaashane

09/08/2026

Maraykanka oo Ciidamo gaar u ah ka samaysanaya PL

Muscab Cadaani

09/08/2026

DEGDEG: ciidan kaso baxay Mudug ayaa hadda ku wajahan gobolka Bari, waxaana ku jira ciidan dhawaan Puntland la wareegtay oo horay uga amar qaadan jiray DFS , ciidankaan ayaa ku wajahan ciidanka DFS ka qortay Carmo iyo Kalabayr oo maanta u baxay degmada Xumbays iyo deegaanka Duud-Hooyo.

Address

Garowe

Telephone

+252905399831

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Bashe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Bashe:

Shortcuts

Share