Dhaashane Media Group.

Dhaashane Media Group. Media Company

22/05/2025

Siciido Qacle yaa ah muwaadin waxaa ah qofka Soomaaliga ah lakin waa Puntland waa maamul qaranka muwaadin loo noqda.

21/05/2025

Ganacsade Cabdifataax Kismaayo maxay tahay waxa inaka khaldan Bangladesh iyo Hindi baa diyaarado maalin walba inooku yimaada, dhalinyaradeeniina waa aay tahriibayaan.

20/05/2025

Abdideeq Cabdiraxmaan Warsame Maamulaha Machadka NTI.
Waxa aan bixina fursado badan oo farsamad gacanta ah sida korontada,solar iyo qaboojiyayaasha, dhawaan farsamada makaaniga ayaan bilaabi doona.

19/05/2025

Kulayl badan kadib raxmadi ALLE ayaa ka hoortay.

16/05/2025

Shiine Culey oo caanka ah baraha bulshada ayaa siwayn loogu soodhoweeyay Somaliland Hargaysa.

16/05/2025

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka 34-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo furmi doona 17-ka May.

14/05/2025

Madaxweynihii h**e ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sheegay ku takrifal hantida dalka ah Xisbigii xalay uu ku dhawaqay Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheikh.

14/05/2025

Madaxweyne Dani oo xaaladda Soomaaliya gacan ka taagay.

War Cusub: Liverpool ayaa si xoog leh uga shaqeyneysa heshiiska ay ku doonayaan inay ku keenaan Jeremie Frimpong oo u ci...
13/05/2025

War Cusub: Liverpool ayaa si xoog leh uga shaqeyneysa heshiiska ay ku doonayaan inay ku keenaan Jeremie Frimpong oo u ciyaara Bayer Leverkusen, si uu ugu biiro kooxda Ugana ciyaaro booska daafaca midig.

Kooxda Liverpool ayaa h**ey u la xiriirtay Bayer Leverkusen si ay uga wada hadlaan qaabka loo bixinayo lacagta lagu burburin karo qandaraaska Frimpong, taasoo ah €35 milyan.

Sidoo kale, waxaa socda wadahadallo la xiriira dhinaca ciyaaryahanka, iyadoo la fahamsan yahay in Frimpong uu aad u xiiseynayo inuu ku biiro Liverpool.

Frimpong ayaa loo arkaa dookha koowaad ee lagu buuxinayo booska Trent Alexander-Arnold haddii uu ka dhaqaaqo kooxda ama booskiisa la beddelo.

11/05/2025

Garoowe oo Xaafadaha Biyaha laga saaraayo.

11/05/2025

Eto’o , Adebayor Iyo Jay-Jay Okocha ,oo dhawaan imaan doona Dalkeenna.

Address

Garowe Soomaaliya
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaashane Media Group. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category