Ogaal-Afeed

Ogaal-Afeed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ogaal-Afeed, Digital creator, main Road, Garowe.

25/02/2024

Wariye Cismaan Sugulle(AUN) wuxuu kamid ahaa warfidiyeenadii waa weynaa ee lixdameeyadii 1960 soomaray laanta afsoomaliga Bbc-da.

.

Waxaa shacabka Soomaaliyeed dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka...
25/02/2024

Waxaa shacabka Soomaaliyeed dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Farta Soomaaliya iyo heerka uu maanta taagan yahay.

06/02/2024

Sida ku qoran dastuurka qabyada ah, Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Af-soomaaliga(May iyo Maxaa tiri).
.

06/02/2024

Dadka Soomaaliyeed xagee ka soo jeedaan asal ahaan, xageese Afka Soomaaliga ka yimi, waydiimahan waxa ka jawaabaya prof. Cabdalla Mansuur iyo Dr. Cali cabdiraxmaan.

.

Address

Main Road
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal-Afeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share