Lacib net

Lacib net Wixii cusub oo dhan

26/05/2023

"Mohamed Salah k**a tagi doono Liverpool, Tobobaraha liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyey asagoo dhahaya
"Mohamed salah waxa uu jecel yahay inuu joogo liverpool" Xigasho- Fabrizio Romano

"Mo Salah won’t leave Liverpool, Jurgen Klopp confirms: “Mo loves being here ar Liverpool, for sure”. 🚨??
Reports Fabrizio Romano

Mohamed Salah is not planning to leave Liverpool in the summer, Jürgen Klopp Has confirmed today ⤵️🔒

14/09/2022

Asc waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan dadka ku xiran pagekan in asbuucan shaqadii ciyaaraha aan dib ugu soo laaaban doono anagoo sameenay is badal iyo xiriiryo badan dhanka khubarada ciyaaraha kusoo dhawaada pagekana hala wada sharegareeyo..... warbixinada ciyaaraha iyo suuqa kala iibsigaba waad kala socon doontaan pagekan .... insha allah .....

10/09/2019

Waa ini salaamaya aqyaarta ku xiran pagekan ... waxaan u hambalyeynayaa xulka qaranka somaliya oo maanta uu nasiibku ka hiiliyey...

10/06/2014

Asxabtayda waxan inii balan qadayaa in Aad kala socon doontaan horyaalka calamka wararkii ugu Dan beeyey insha Allah

28/10/2013

Daniel Sturridge ayaa sheegtay in qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee uu ku bilowday xilli ciyaareedkan inay qeyb ka mid ah ka timid talo uu xagaagii siiyay Didier Drogba.

09/10/2013

Weeraryahanka Manchester United Federico Macheda ayaa ku soo laabtay kooxda heysata horyaalka Premier League ka dib amaah uu ku joogay Doncaster isagoo u baahday in laga daweeyo dhaawac muruqa ah.

01/10/2013

Manchester United ayaa dooneysa inay gadaal iska mariso dhibaatada ka heysata Premier League iyagoo tababarkii maanta ku jiray isbiirit sarre ka hor kulankooda ay habeen danbe la ciyaarayaan Shakht...

01/10/2013

asxabay iga rali noqda wagan wax cusub kuma soo darin safar baan ku jiray igari noqda asxabay

15/09/2013

Jorge Mendes oo wakiil u ah Cristiano Ronaldo iyo Jose Mourinho iyo rag kale oo magac waa weyn ku leh kubada cagta ayaa sheegtay in xiddiga uu wakiilka u yahay ee CR7 inuu ka fiican yahay Leo Messi...

15/09/2013

Macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in Santi Cazorla oo qaba dhaawac anqawga uusan garoomada kasoo muuqan doonin ilaa bartamaha bisha October. "Cazorla wuxuu qabaa dhaawac anqawga ...

15/09/2013

David Moyes ayaa shaaca ka qaaday in Sir Alex Ferguson uu aaminsan yahay in United madaxa loo geliyay mid ka mid ah isku aadkii ugu adkaa abid Champions League. Moyes ayaa loo magacaabay macalinka ...

11/09/2013

Weeraryahano yarida heysata Arsene Wenger ayaa noqotay mid ka sii xun sidii h**e ka dib dhaawac soo gaaray Yaya Sanogo taasoo ka dhigtay in Arsenal ay heysato kaliya hal gool dhaliye oo weyn oo taam ah. Sanogo – oo sida … Continue reading →

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lacib net posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share