Hussein-M Laarri

Hussein-M Laarri 🎥 Cameraman to the Vice President of Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor | Media & Visual Affairs

16/06/2026
13/06/2026

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiirka Amniga Puntland.

13/06/2026

Garoowe: 13 June 2026: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta Wasiir Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo
DDR-ta ee Dhinaca Difaaca, Fu’aad Warsame Maxamed (Xanaano) oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada , waxaana dhaariyey Garsoore Siciid Axmed Faarax oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Dowladda puntland

13/06/2026

Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland oo xoojinaysa maamul baahinta Dowladda.

12/06/2026

Garowe Waxa Aas Qaran loogu sameyay Gudomie kuxigeenka parlamanka dowlada puntland gudaamoyr mohamed Baari oo aabihi maalinti shalay ahyd geeryooday

Address

Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein-M Laarri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share