Yusuf Nadiif

Yusuf Nadiif Waa Page Aad Si Jogta ah ugala Socon Doontaan Warar,Warbixino iyo Barnamijyo Leh Sugnan dhammaystiran

24/05/2026

Daawo :Madaxweyne shiikh shariif oo walaac ka muujiyay jagbontiyada badan ee Dowladdu dhigtay Muqdisho.

24/05/2026

Daawo:Mashruucii Biyo Saarka Garoowe oo Guulaystay.

24/05/2026

Madaxtooyada Puntland oo Baabuur Cusub Siisay Guddoomiyayaasha Gobalada Puntland.

24/05/2026

Daawo:Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ee Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa booqday qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Goboleedka si loo xoojiyo wada-shaqeynta iyo isku xirka hay’adaha dowladda.

24/05/2026

Ciidanka Boliiska Gobalka Nugaal oo Xaaladooda Caafimaad la Baarayo.

24/05/2026

Wali ma ku Safartay wadada lafagoray ee Xiriirisa Gobalada Bari iyo Raas-casayr.

21/05/2026

Daawo:Xubno Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Degaanka ee Dagmada garowe iyo Shacabka Caasimada Ayaa baraxada Garowee ugu dabaaldagay Gusha Xulaka Caasimada Garowe ee ciyaartii Galabta.

Siyaasi Ahaana Wasiirkii H**e ee Qorsheynta Puntland Hon. Mohamed Said Farole Ayaa Abaal Marin lacageed u balan qaadayXu...
21/05/2026

Siyaasi Ahaana Wasiirkii H**e ee Qorsheynta Puntland Hon. Mohamed Said Farole Ayaa Abaal Marin lacageed u balan qaadayXulka Caasimada Puntland ee hadii ay qaadaan oo ku Guulaystaan Koobka Shuhadadii Calmiskaad oo Boosaaso ka Socda Garoowana ay taagan tahay Finalka Koobkan.

"3,000 USD oo abaal marin ah bay leeyihiin dhalinta Kooxda Garowe haday koobka Barxada Ee Caasimada ku soo ceshaan".

Yusuf Nadiif

21/05/2026

Xulka Caasimada Puntland ee Garoowe Op Final ka u taagan Koobka Shuhadada Calmiskaad ee ka Socda Magaalada Boosaaso.

Yusuf Nadiif

21/05/2026

Daawo:Wasiirka Cusub ee Warfaafinta XFS oo Maanta kulan Gaar ah la yeeshay Safiirka Dowlada Turkey u fadhiya Dalkeena.

Yusuf Nadiif

21/05/2026

Daawo:Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga DFS Mudane Abdifatah Hared Ayaa Safar shaqo oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta u Dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada dalka, gaar ahaan Dhinacyada qorsheynta, isku-dubbaridka iyo Hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee Sanadlaha ah, ku tagay magaalada Laascaanood Ee Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Yusuf Nadiif

Address

Garoowe, Puntland-Somalia
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Nadiif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share