Kulmis Media

Kulmis Media Kulmis Media Network Waxan ahay Wariye Soomaaliyeed oo ka howlgala Puntland TV& Radio. Mudanayaal iyo Marwooyin gacmo furan kusoo dhowaada.

252907747406

Shirwaynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland oo Garowe ka furmaya Maalinimada Beri kaas oo Muddo labo Cisho ah socon doo...
20/04/2025

Shirwaynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland oo Garowe ka furmaya Maalinimada Beri kaas oo Muddo labo Cisho ah socon doona 21-22/4/2025.

Farax Caydiid, oo ahaa khabiir dhanka amniga ah. una shaqeynayey xafiska Qunsuliyada dalka Itoobiya ku leedahay magaalo ...
20/04/2025

Farax Caydiid, oo ahaa khabiir dhanka amniga ah. una shaqeynayey xafiska Qunsuliyada dalka Itoobiya ku leedahay magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa xalay lagu dilay magaalada Laasacanood.

Lama garanayay sababta ka danbaysa dilkisa,sido kale Maamulka SSC Khaatumo ayaan ka hadal dilkaan loo gaystay ninkaan u shaqaynayay Qunsuliyada dalka Itoobiya ku leedahay Garowe.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyi...
20/04/2025

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra’iisul Wasaare h**e Cabdi Faarax Shirdoon.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo garab istaagga Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka Howlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ayaa howlgal ku sabsan sifaynta firxadka argagixisada ka wada inta u...
20/04/2025

Ciidanka Howlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ayaa howlgal ku sabsan sifaynta firxadka argagixisada ka wada inta u dhexeysa Togga Miiraale iyo Moqor.

15/04/2025

25 maxaabiis ayaa maanta ay sii deysay SSC-Khaatumo.

13/04/2025

Mashruucii Maaraynta Fataahaada Qardho oo Guulaysta.

12/04/2025

Xaaji Mohamed Jabuutaawi “Reer SSC-KHAATUMO Maanta waa Maalinteenii" .

12/04/2025

Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi Barr iyo Laascaanood.

Ra'iisalwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si diiran logu so dhaweeyay Magaalada Laascanood ee Xarunta SSC Khaatumo.
12/04/2025

Ra'iisalwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si diiran logu so dhaweeyay Magaalada Laascanood ee Xarunta SSC Khaatumo.

⚠️ DIGNIIN CULUS : DADKA REER GUURAAGA AH EE KU DHAQAN BUURALAYDA CALMISKAAD .
11/04/2025

⚠️ DIGNIIN CULUS : DADKA REER GUURAAGA AH EE KU DHAQAN BUURALAYDA CALMISKAAD .

11/04/2025

Magaalada Laascanood ee Xarunta SSC-KHAATUMO waxa laga dareemaya so dhaweynta Raiisul Wasaare Xamse Cabdi Bare.

11/04/2025

Madaxweynaha SSC-Khaatumo oo qaabilay Wafti iskugu jira Wasiiro, Xilldhibaano, iyo madax kale oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku tagayo Magaalada Laascaanod.

Address

Garowe

Telephone

+252907747406

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmis Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulmis Media:

Share