Jamhuuriya Mediya

Jamhuuriya Mediya Jamhuuriya Media Group

  Puntland ayaa bilowday dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha oo isku tashi ku dhiseysa wadada xariirisa Gaalkacyo ilaa Bacaa...
09/10/2025

Puntland ayaa bilowday dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha oo isku tashi ku dhiseysa wadada xariirisa Gaalkacyo ilaa Bacaadweyn.

"Somaliland waxay ku ammaanaysaa Puntland nabadda, horumarka iyo guulaha ay ka soo hoyisay la-dagaalanka argagixisada. S...
05/10/2025

"Somaliland waxay ku ammaanaysaa Puntland nabadda, horumarka iyo guulaha ay ka soo hoyisay la-dagaalanka argagixisada. Sidoo kale waxa ay ku bogaadinaysaa taabbagelinta nidaamka dowliga ah ee ay ka hirgalisay deegaanada Puntland."

Puntland waxay dhinaceeda soo dhaweyneysaa horumarka ay Somaliland  ka gaartay Dowladnimada iyo xaqa ay u leedahay aaya ...
05/10/2025

Puntland waxay dhinaceeda soo dhaweyneysaa horumarka ay Somaliland ka gaartay Dowladnimada iyo xaqa ay u leedahay aaya katashigeeda.

Nairobi  5 Oct. 2025Shir taariikhi ah ayaa ku dhexmaray Somaliland iyo Puntland  magalada Nairobi ee dalka Kenya.Shirka ...
05/10/2025

Nairobi 5 Oct. 2025
Shir taariikhi ah ayaa ku dhexmaray Somaliland iyo Puntland magalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirka oo uu ka soo baxay Is-afgarad arimaha amniga.

Nairobi  5 Oct. 2025Hishiiska is-afgarad ah oo ay gaareen Puntland iyo Somaliland
05/10/2025

Nairobi 5 Oct. 2025

Hishiiska is-afgarad ah oo ay gaareen Puntland iyo Somaliland

Nairob 2 Oktobar 2025i: War saxaafadeed ka soo baxay shirkii magalada  Nairobi uga socday Madaxweyne Saciid Cabdulaahi D...
02/10/2025

Nairob 2 Oktobar 2025i: War saxaafadeed ka soo baxay shirkii magalada Nairobi uga socday Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni, Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan, iyo xubno metalaya Madasha Samatabixinta Soomiliya.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamhuuriya Mediya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category