06/11/2025
Waxan laydin ka codsanaya Hda nahay Shacab waynaha reer Puntland gaar ahan dagmada burtinle inaan no socelisan baburtayadi aad naga dhacdeen oo labad tuug gacantoda ku baxay sida aad uso celiseen garigi balibusle laga dhacay ee Ambalusta aha wana ku ceybeysan tihiin dalka iyo dadkaba idinka madax u ah