PuntLive

PuntLive PuntlandLive

Hadaa Puntlander dhab ah tahay Sawirkan Love ❤️ saar shere dheh pageka Ciidanka PuntLive  Follow so dheh
28/11/2025

Hadaa Puntlander dhab ah tahay Sawirkan Love ❤️ saar shere dheh pageka Ciidanka PuntLive Follow so dheh



25/11/2025

Calmiskaad Ciidamada difaaca Puntland oo soo afjaraya Firxadkii khwrijta Dacish

PuntLive Follow

29/08/2025

Reer Puntland akoonkan soo Follow gareeya

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa Argagixisada Daaacish kala wareegey Ceelka Carabi, Buur Gunburi, God-gudban iyo dusha sa...
21/08/2025

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa Argagixisada Daaacish kala wareegey Ceelka Carabi, Buur Gunburi, God-gudban iyo dusha sare ee ceelka Maraagane, kuwaasi oo dhammaantood ka tirsan togga Baallade.

Sidoo kale Ciidamada ayaa Argagixisada Daacish kala wareegey 9-Rati, 4-Dameer iyo agabyo kale oo muhiim ah, waxaana ay ciidamadu xaqiijiyeen maydadka sharwadayaal sababsaday duqaymaha saaxiibbada caalamiga ah ee Puntland, qaar ay aaseen iyo kuwo googo’ay ayay isugu jiraan.

Taariikh: Thue 21/8/2025





PuntLive difaaca Puntland

16/08/2025

Dib u milicso asaaskii Dawlad dhiska Puntland PuntLive






27/07/2025

TACSI:

Alle ha u naxariistee waxaa deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari ku geeriyooday Dr.Cabdiraxmaan Siciid Dhegaweyne oo ahaa siyaasi weyn & dhakhtar kamid ahaa asaasayaasha Dowladda Puntland.

Dr.Dhegeweynd ayaa la soo shaqeeyey xukuumadihii soo maray Puntland, isaga oo soo noqday; Wasiir Caafimaad, Wasiir-dowle Madaxtooyo, Agaasime Guud, Agaasimihii Hey'adda PAC & hadda oo uu ahaa La-taliye Madaxweyne oo dhinaca caafimaadka ahaa sidoo kle wxuu kamid ahaa xubin kamida gudiga kashaqeyneysa howlgalka ciribtirka argagixisada kudhuu maleysaneysa buuraha calmiskaad, alle swt haunaxariisto umada reer pl iyo familkiisaba wn uga tacsiyadeyn.

24/07/2025

Dib u Milicso dabaakdega Sanadguuradii 14aad asaaskii Puntland sanadkii 2011 Caasimada Garowe Nugaal Post

Address

Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PuntLive posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share