Mareero Media

Mareero Media Mareero Media, waa warbaahin madax banaan oo si dhex-dhexaad ah uga waranta wararka Soomaaliya iyo caalamka. Mareero.com News and Information About Somalia

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY GUDDOOMIYEYAASHA KUMEEL GAARKA AH EE LABADA AQALMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka S...
16/04/2022

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY GUDDOOMIYEYAASHA KUMEEL GAARKA AH EE LABADA AQAL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabancad) iyo Golaha Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa ugu hambalyeeyay masuuliyadda qaran ee loo igmaday.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee BFS sida habsamida leh ee ay u fureen Kulanka 1aad ee Kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo Alle uga baryey in uu ku garab galo gudashada waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday.

Dhankooda, labada Guddoomiye ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyey kulanka, iyaga oo hoosta ka xarriiqay sida ay uga go’antahay dardar galinta doorashooyinka dalka.

DHAMMAAD

13/04/2022

Qabiil, waxaan ka doortay qaranimo.

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay Xubinimadiisa Baarlamaanka.
04/03/2017

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay Xubinimadiisa Baarlamaanka.

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo dhaariyay Xubinimaddiisa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Oo Mas’uul Magacaabay, Mid Kalena Xilka Ka Xayuubiyey.
04/03/2017

Madaxweynaha Puntland Oo Mas’uul Magacaabay, Mid Kalena Xilka Ka Xayuubiyey.

Labo Wareegto oo ka soo wada baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa mid lagu sheegay in Xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Hay’adda Waddooyinka Puntland, Maxamuud C/nuur Aadan. Wareegtadda waxaa lagu xusay in xilkaasi si KMG ah loogu dhiibay G/Xigeenkii Hay’adaasi, Saciid [...]

Dhowr Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Bosaaso.
04/03/2017

Dhowr Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Bosaaso.

Ilaa 3 qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 2 Bam-gacmeed oo lagu weeraray Dhismaha Maxkamadda Heerka 1-aad ee magaalladda Bosaaso. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in 2 nin aan la aqsoonin ay Bambo ku tuureen [...]

Dekedda Ceel Macaan Iyo Garoonka Cisaley Oo Dib Loo Hawl-Gelinayo.
04/03/2017

Dekedda Ceel Macaan Iyo Garoonka Cisaley Oo Dib Loo Hawl-Gelinayo.

Madaxweynaha Maamulka HirShabelle, Cali C/llahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maant kormeer ku tegay Dekedda Dabiiciga ee Ceel-macaan iyo Garoonka Diyaaradaha ee Cisaley ee Gobalka Sh/dhexe, Mas’uuliyiinta waxay u kuur-galeen Xaalldda Garoonka iyo Dekedda, waxayna warbixino ka dhegeysteen K...

DHEGAYSO: Puntland oo Toogasho ku fulinaysa Maxaabiista ku jira Xabsiyadda Puntland ee ka tirsan ururuka Al-Shabaab.
04/03/2017

DHEGAYSO: Puntland oo Toogasho ku fulinaysa Maxaabiista ku jira Xabsiyadda Puntland ee ka tirsan ururuka Al-Shabaab.

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa amar ku bixiyay in toogto dhamaan Xubnaha ka tirsan Alshabab eek u jira xabsiyada mamulka Puntland. Waxa uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan degaanada maamulkooda isla [...]

15 Qof Oo Lagu Daldalay Dalka Urdun.
04/03/2017

15 Qof Oo Lagu Daldalay Dalka Urdun.

Wasiirka Warfaafinta ee dalkaasi, Maxamuud Al-momaani ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka PETRA in 10 ka mid ah dadka lagu fuliyey Xukunka lagu helay falal Argagixiso oo ay ku jireen weerar lagu dilay Dalxiisayaal, Qoraa iyo xubno ka tirsanaa Ciiddanka Ammaanka [...]

Dowladda Imaaraadka Carabta Oo U Yeertay Safiirkii U Joogay Somalia.
04/03/2017

Dowladda Imaaraadka Carabta Oo U Yeertay Safiirkii U Joogay Somalia.

Safiirkii Imaaraadka Carabta u joogay Somalia, Maxamed Axmed Cusmaan Al-xamadi ayaa looga yeeray dalkiisa, si dib loogu soo nooleeyo Xiriirka Imaaraadka la leeyihiin Dowladda cusub ee Somalia. Ilo-wareed ayaa u sheegay Radio Dalsan in Safarka uu toddobkan ku laabtay Imaaraadka, [...]

Ciidamo aad u careysnaa oo awood kula wareegay qeybo kamid ah Magaalada Beledweyne
02/03/2017

Ciidamo aad u careysnaa oo awood kula wareegay qeybo kamid ah Magaalada Beledweyne

Ciidamo ka tirsan Booliska Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa la wareegay Buundo ku taal xaafadda Xaawo taako ee Magaaladaasi. Ciidamadan ayaa xiray wadada waxayna hakiyeen isu socodkii dadka iyo gaadiidka Buundada yar ee ay qabsadeen ciidankaan Booliska ka tirsan. [...]

Soomaali da’yar isaga dhiibay Mareeykanka oo ka badbaaday in lasoo masaafuriyo
02/03/2017

Soomaali da’yar isaga dhiibay Mareeykanka oo ka badbaaday in lasoo masaafuriyo

Bilaal waa Muwaadin Soomaaliyeed kuna nool magaalladda Gresham ee Gobalka Oregon ee dalkaasi ayaa la sheegay inuu ka been sheegay da’diisa, kadib, markii lagu sameeyey baaritaanka dhinaca Da’da qofka ee Raajadda Ilkaha ee Dental X-rays. Bilaal oo haatan 18-jir ah [...]

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya
02/03/2017

Japan iyo Qaramada Midoobay oo Lacago ugu deeqaya Soomaaliya

Dowladda Japan iyo Hay’adda UNESCO oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Hidaha Iyo Dhaqanka ayaa ku heshiiyay in lacag dhan 1 Million oo dollar lagu bixiyo mushruuc lagu xirfadeynayo macalimiinta islamarkaana lagu taageerayo Nabadda Dalal ay ku jirto Soomaaliya. Heshiiskan ayaa [...]

Address

Hanti Wadaag
Garowe
25290

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mareero Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share