A.Sheekeeye Officail

A.Sheekeeye Officail Welcome � New Page

27/07/2026

Warbixin : Xuska Munaasabadda 1-August iyo waayaha Puntland .

Gobolka Sitti ayaa ku guulaystay Koobka Dawlad-Deegaanka Soomaalida, ka dib markii uu 2–1 kaga badiyey xulka Gobolka Sha...
10/07/2026

Gobolka Sitti ayaa ku guulaystay Koobka Dawlad-Deegaanka Soomaalida, ka dib markii uu 2–1 kaga badiyey xulka Gobolka Shabeelle .

SAADAALINTA KULANKA CAAWA 🔥💰 Ku guulayso $10 Dollar 💵👉 Shuruudaha:👍 Like dheh🔁 Share dheh💬 Comment ka dhiibo saadaashaad...
09/07/2026

SAADAALINTA KULANKA CAAWA 🔥

💰 Ku guulayso $10 Dollar 💵

👉 Shuruudaha:
👍 Like dheh
🔁 Share dheh
💬 Comment ka dhiibo saadaashaada

⚽ Kulanka ugu weyn caawa:
🇫🇷 France vs Morocco 🇲🇦

🏆 Koobka Adduunka 2026 – Quarter Final

🕚 Saacadda: 11:00 Habeenimo

👉 Immisa gool ayey ku dhammaan doontaa?

𝐖𝐀𝐀 𝐋𝐀 𝐗𝐀𝐐𝐈𝐈𝐉𝐈𝐘𝐀𝐘! Kooxda Manchester United ayaa heshiis la gaartay goolhaye Karl Darlow si uu ugu biiro isagoo ah goolh...
09/07/2026

𝐖𝐀𝐀 𝐋𝐀 𝐗𝐀𝐐𝐈𝐈𝐉𝐈𝐘𝐀𝐘!

Kooxda Manchester United ayaa heshiis la gaartay goolhaye Karl Darlow si uu ugu biiro isagoo ah goolhayaha labaad (backup) .

Darlow ayaa Jimcaha saxiixi doona heshiiska Man United, iyadoo lagu heshiiyay in goolhayihii h**e ee Leeds United uu noqdo goolhayaha labaad ee cusub 🫱🏻‍🫲🏼

Altay Bayindir ayaa la filayaa inuu ka tago kooxda, halka Darlow uu ku soo biiro Manchester United 🔃

𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐢𝐝 𝟏 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟏𝟎! .

29/06/2026

Address

Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A.Sheekeeye Officail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share