19/01/2026
KOOBKA JENERAAL QALYARE ๐
Kulanka: Warshadaha ๐ Daryeel Deegaan
Garoonka: Mirre Awaare
Waqtiga: 3:30 Galabnimo โฐ
โฝ Saadaali yaa guulaysan doona?
๐ TikTok i soo follow garee
๐ Share garee
๐ Like saar
๐ Comment ku reeb saadaashaada ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban
๐ฅ Ciyaar xiiso leh ayaa na sugaysa ! .
linkiga Tiktok
https://www.tiktok.com//video/7596980315172670776?is_from_webapp=1&sender_device=pc