Bayaanka Gorgor

Bayaanka Gorgor Page-kan Bayaanka Gorgor Ku so biir ⤵️⤵️ Sido Kale So Follow-gareeyso

Ciidanka nabad gelyada qaranka waxay diyaar u yihiin inay badbaadiyaan difaacana dadka iyo dalka iyo diintodaba iyagoo hirgelinaya dimoqraadiyada somaliya


Fadlan soo sheeg haddaad aragto dhaqdhaqaaq ay samaynayaan kooxda AL-shabab
nagala soo xiriir telfonkan 0612804451 ama fariin noo qor

Kulanka lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa caawa ka dhacay degmada Raage-Ceelle ee gobolka Shabeellah...
16/07/2025

Kulanka lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ayaa caawa ka dhacay degmada Raage-Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Kulankan muhiimka ah ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor, Colonel Xasan Ciraaqi, Guddoomiyihii h**e ee gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meeyre Makaraan, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqeynta iyo isku xirka howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, ee lagu xoreeynayo deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan kooxaha nabad-diidka ah.

Taliyaha Guutada 18-aad Col Xasan Ciraaqi ayaa kula dardaarmay saraakiisha iyo masuuliyiinta deegaanka inay si dhow u wada shaqeeyaan, si looga miro dhaliyo amniga gobolka, loogana cirib tiro Khawaarijta caadeystay daadinta dhiigga shacabka.

Dhanka kale, Guddoomiyihii h**e ee gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meeyre Makaraan ayaa sheegay in shacabka deegaanka Raage-Ceelle diyaar u yihiin inay garab istaagaan ciidanka, ayna la shaqeyn doonaan si loo sugo amniga loona gaaro guul waarta.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo madaxda deegaanka ay ugu jiraan ciribtirka Khawaarijta.

Gorgor Special Forces 🫡🪖🇸🇴
06/07/2025

Gorgor Special Forces 🫡🪖🇸🇴

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa ciidanka kaliya ee si sharci ah iyo astaan qaran ahaan loogu aaminay calanka Bulu...
01/07/2025

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa ciidanka kaliya ee si sharci ah iyo astaan qaran ahaan loogu aaminay calanka Buluuga ah

Waa ciidamada difaaca qaranka ee ilaaliya midnimada, madax-bannaanida iyo jiritaanka dalka Soomaaliyeed.

Astaanta Anshaxa, Kartida iyo Diyaar Garowga Ciidanka Ayaa Ka Muuqda Kumaandooska Gorgor.Bayaanka Gorgor
28/06/2025

Astaanta Anshaxa, Kartida iyo Diyaar Garowga Ciidanka Ayaa Ka Muuqda Kumaandooska Gorgor.

Bayaanka Gorgor

**“Markaad Indhaha Ku dhufto Sawirkan,Waxaad arkeysaa Astaanta Geesinimada Soomaaliyeed. Kuwan Ma aha Rag Caadi ah — Waa...
28/06/2025

**“Markaad Indhaha Ku dhufto Sawirkan,

Waxaad arkeysaa Astaanta Geesinimada Soomaaliyeed. Kuwan Ma aha Rag Caadi ah — Waa Wiilashii Ummadda Soomaaliyeed, kuwa U Dhaartay Difaaca Dhulka, Diinta, iyo Dadkaba.

Wajiyadooda waxaa ka Muuqda kalsooni, Niyad adag, iyo Diyaar garow Aan Gabbasho Lahayn.

Dhar Midabkiisu isku Egyahay Syaa Ka dhigay Hal ciidan, Hal quwad, Hal Qaran.

Koofiyadooda Casaanka ahna Waa Calan kale oo ay sitaan — Calan Dhiig iyo Deeqba leh.

GOR GOR Waa Sharfta Ciidamada Khalabka Sida Somalia 🇸🇴 💖

Diyaaradaha dagaalka ayaa duqeymo culus ka fuliyay Deegaanka Coosweyne ee Gobalka Galgaduud iyo sidoo kale Degmada Aadan...
26/06/2025

Diyaaradaha dagaalka ayaa duqeymo culus ka fuliyay Deegaanka Coosweyne ee Gobalka Galgaduud iyo sidoo kale Degmada Aadan yabaal ee Sh/dhaxe.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in labadaan Howlgal laga fuliyay goob ay si gaar ah Kooxda uga sugneed labadaan Magaalo.

La soco faah faahinta.

Taliyaha Guutada 17-aad Ee Ciidanka Kumaandooska Gorgor Cali Xaashi Ku so Dhawaw Taliye Guutada Gacmo Furan.Welcome 🙏
26/06/2025

Taliyaha Guutada 17-aad Ee Ciidanka Kumaandooska Gorgor Cali Xaashi Ku so Dhawaw Taliye Guutada Gacmo Furan.

Welcome 🙏

Page-kan Waxa Leh Ciidanka Kumaandooska Gorgor Ku so Biir
26/06/2025

Page-kan Waxa Leh Ciidanka Kumaandooska Gorgor Ku so Biir

Kuwan Waa Ciidanka Sida Gaarka ah Utababaran Ee Kumaandooska Gorgor. Waa Kuwii So Qaban lahaayeen Horjooge Axmed Madoobe...
26/11/2024

Kuwan Waa Ciidanka Sida Gaarka ah Utababaran Ee Kumaandooska Gorgor.

Waa Kuwii So Qaban lahaayeen Horjooge Axmed Madoobe.

GOBONIMADU WAA GEED KU BAXA DHIIGA DALJIRKA
20/10/2024

GOBONIMADU WAA GEED KU BAXA DHIIGA DALJIRKA

09/10/2024

Taliye Xigeenka Guutada 16-aad Ee Danab XDS G/Dhaxe Maxamed Sheekh ''Ciidanka Danab waxa ay fuliyeen Howlgallo badan oo lagu naafeeyay Khawaarijta''.

Address

Jaale Siyaad Road
Goble Hodan
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bayaanka Gorgor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bayaanka Gorgor:

Share