Hadaf Iyo Himilo

Hadaf Iyo Himilo ku so dhawoow Page Hadaf Iyo Himilo oo aad ka heli doonto wax kasta oo horumar kuu ah odhahyo wacdi iyo waanooyin

Aroorta h**e waa xilliga arsaaqda la qaybiyo. Waxa muhiima in qofku Salaadda Subax ka dib aanu hurdada ku noqon, waxay d...
30/07/2025

Aroorta h**e waa xilliga arsaaqda la qaybiyo. Waxa muhiima in qofku Salaadda Subax ka dib aanu hurdada ku noqon, waxay doontaba ha ahaatee waa in qofku wuxuun qabsadaa- ugu yaraan xataa hawlo u yaallay ba ha dhammaystiree.

Alle Aayaddan wuxuu ku leeyahay " Dadku waxa ay helaan uun ama u sugnaatay kaliya wixii ay u socdaan/dadaalaan..."

Farriinta qoraalkani waa aynu dadaaalno, natiijada iyo abaalmarintana Allaha wayn aynu ka sugno, waynu heli Insha Allah. 👏 👏

away dadkii geela wax ka yaqaanay adiga oo aadan fiirinin comments ka dad ka kale sheeg magaca loo yaqano halka aan cala...
30/07/2025

away dadkii geela wax ka yaqaanay
adiga oo aadan fiirinin comments ka dad ka kale
sheeg magaca loo yaqano
halka aan calaamada mariyey waxa loo yaqano

Hadaf Iyo Himilo

01/06/2025

"The Law of Attraction" (Sharciga Soojiidashada) waa fikrad ku saleysan aragti ah "waxay maskaxdaadu ka fikirto ama dareento si joogto ah, adigaa soo jiidanaya noloshaada." ayaa la dhaha the law of attraction.

Maskaxdaada waxa ka buuxa (fikrado, riyooyin iyo dareen) –

Haddii aad si joogto ah uga fikirto wax wanaagsan oo aad rumeysan tahay inaad heli doonto:

1=Waxaad ka shaqeyn doontaa sidii aad u gaari lahayd.

2=Waxaad dareemi doontaa dhiiranaan iyo niyad wanaagsan.

3=Adigoo aan ogaynba, waxaad bilaabi doontaa ficillo keenaya waxa aad rabto.

waxa sidoo kale la mid ah haddii ay maskaxdaad ka buuxan

Fikir xun (e.g. "ma awoodo", "ma jiro fursad aan u heli karo ")

Cabs aad ka cabsanaysid guuldarro Shakiga – Waxaas ayaa iyagana noloshada ku ragaadin kara. oo dib kuu dhigi karaa

🧠 Tusaale yar oo Fudud:
Haddii aad si joogto ah uga fikirto guul ganacsi, una dhaqanto sidii qof guuleystay:

1=Waxaad la kulmi doontaa fursado badan

2=Dad wanaagsan ayaa kuu iman doona

3=Waxaad dareemi doontaa dhiiranaan

Laakiin haddii aad ka fikirto guuldarro, baahi iyo dhibaato – maskaxdaadu waxay diiradda saari doontaa wixii xun oo kaliya taas oo noloshada dib u dhigi doonta

gabagabada qodobkan the low of attraction waa

Maskaxdaadu waa sida beeraleyda – waxaad beerato, ayaad goosan doontaa.
Haddii aad beerato fikir wanaagsan, natiijadu waxay noqon doontaa noloshaada oo horumar fiican samaysa.hadii aad ka fikirto wax xun maskaxdaadu wax xun uun bay so daynayan oo ka fikiraysa taas oo aakhirka dib u dhac nololed kugu samayn doonta

01/06/2025

Allahe aynu Talo Saarno 😭😭😭😭

31/05/2025

Muxaadaro qiimo badan Rabigaa isku Dhiib Sheikh mustafe xaji ismail haaruun

31/05/2025

madaxweyne cabdiraxmaan cirro

31/05/2025

"Hooyaday ayaa igu tidhi Madaxweynuhu waa Abtigaa ee salaan..” Wariye Jamiila.

Sadaali Kulanka (Final-ka) caawa u dhaxeeya Inter Milan VS PSG ee koobka UEFA Champions League?
31/05/2025

Sadaali Kulanka (Final-ka) caawa u dhaxeeya Inter Milan VS PSG ee koobka UEFA Champions League?

Facebook lacag inaad ka samyso caqabad nooceeya kaa hortaagan?
31/05/2025

Facebook lacag inaad ka samyso caqabad nooceeya kaa hortaagan?

31/05/2025

Maxaa loo arki wayay qof dhaho aabe wan nabad tagay ducadadi Eebbe wu i aqbalay. Mise Hooyo kaliya masuuliyada dusha Saarata.

29/05/2025

20 daqiiqo salaada FAJAR kadib iyo 20 daqiiqo salaada CASAR kadib oo kaaga filan waxa dhibaato iyo balanbal iyo fusuq uu sixirku iyo xasadku iyo caynku dadkeena u gaystay.....

Sijaayadda haka kicin ilaa aad intaa dhamaysatid:

اذكار الصباح/ ADKAARTA SUBAXA

1. آية الكرسي (مرة واحدة)
Aayatul kursi (hal mar)

2.صورة الإخلاص (٣مرات)
Suuratul ikhlaas (3jeer)

3. سورة الفلق (٣ مرات)
Suuratul falaq (3 jeer)

4. سورة الناس (٣ مرات)
Suuratul naas (3 jeer)

1) أصْبَحْنَا وَ أصْبَحَ المُلْكُ لِلَّهِ، وَ الحَمْدُ لِلَّهِ، لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيْكَ لَهُ، لَهُ المُلْكُ، وَ لَهُ الحَمْدُ، وَ هُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، رَبِّ أسْألُكَ خَيْرَ مَا في هَذَا اليَوْمِ وَ خَيْرَ مَا بَعْدَهُ، وَ أعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا في هَذَا اليَوْمِ وَ شَرِّ مَا بَعْدَهُ، رَبِّ أعُوذُ بِكَ مِنَ الكَسَلِ، وَ سُوءِ الكِبَرِ، رَبِّ أعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ في النَّارِ وَ عَذَابٍ في القَبْرِ.
Asbaxnaa wa asbaxal mulku lilaahi wal xamdulilaah laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kuli Shayin qadiir rabi asaluka khayra maa fii haadal yawm wa khayra maa bacdah wa acuudu buka min shari maa fii haadal yawn wa shara maa bacdah rabi acuudu bika minal kasal wa suuil kibar rabi Acuudu bika min cadaabin finaar wa cadaabin fil qabri. (1 MAR)

2) اللَّهُمَّ بِكَ أَصبحنا، وَبِكَ أَمسينا، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ وَإِلَيْكَ النشور
Allahuma bika asbaxnaa wa bika amsaynaa wa bika naxyaa wa bika namuut wa ilaykal nushuur (1 MAR)

3) اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ، أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي
فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ"1 مرة"
Allahuma anta rabii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdiga wa wacdika mastadactu acuudu bika min shari maa sanactu abuu’u laka binicmatika calayya wa abuu’u bidanbii faqfirlii fainahu laa yaqfiru dunuuba illaa anta. (1 MAR)

4) اللَّهُمَّ إِنِّي أصبحت أُشْهِدُكَ، وَأُشْهِدُ حَمَلَةَ عَرْشِكَ، وَمَلاَئِكَتِكَ، وَجَمِيعَ خَلْقِكَ، أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، وَأَنَّ مُحَمَّداً عَبْدُكَ وَرَسُولُكَ"4 مرات "
Allahuma inii asbaxtu ush hiduka wa ush hidu xamalata carshika wa malaaikatika wa jamiici khalqika anaka anta llaahu laa illaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka wa ana muxamadan cabduka wa rasuuluka. (4 JEER)

5) اللَّهُمَّ مَا أَصبح بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لاَ شَرِيكَ لَكَ، فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْر"1 مرة"
Allahuma maa asbaxa bii min nicmatin aw bi axadin min khalqika faminka waxdaka laa shariika laka falakal xamdu walakal shukru. (1 MAR)

6) اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ.
"3 مرات "
Allahuma caafinii fii badanii allahuma caafinii fii samcii allahuma caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta allahuma inii acuudu bika minal kufri wal faqri wa acuudu bika min cadaabil qabri laa ilaaha ilaa anta. (3 JEER)

7) حَسْبِيَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيهِ تَوَكَّلتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيم.)
" 7مرات"
Xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbul carshil cadiim. (7 JEER)

8) اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ: فِي دِينِي وَدُنْيَايَ وَأَهْلِي، وَمَالِي، اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي، وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَينِ يَدَيَّ، وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي، وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي" 7مرات"1
مرة"Allahumma inii asaluka al cafwa wal caafiyata fi aldunya wal akhirah, allahumma inii asaluka alcafwa wal caafiya fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma istur cawraatii wa aamin rawcaatii, allahumma ixfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa acuudu bi cadamatika an uqtaala min taxtii (1 MAR)

9) اللَّهُمَّ عَالِمَ الغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطانِ وَشَرَكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً، أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ
Allahuma caalimal qaybi wa shahaadati faadira samaawaati wal ardi raba kula shay in wa maliikahu ash hadu an laa ilaaha illaa anta acuudu bika min shari nafsii wa min shari shaydaani wa shirkihi wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslim. (1 MAR)

10) بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلاَ فِي السّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيم
" 3 مرات "
Bismillaahi alladii laa yadurru maca ismihii shay un fil ardi walaa fil samaai wahuwa samiicul caliim (3 JEER)

11) أَعُوذُ بِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّاتِ مِنْ شَرِّ مَا خَلَقَ [ثَلاثَ مَرَّاتٍ ]
Acuudu bikalimaatilaahi taamaati min shari maa khalaq. (3 JEER)

12) رَضِيتُ بِاللَّهِ رَبَّاً، وَبِالْإِسْلاَمِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّاً
"3 مرات"
Radiitu billahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxamadin salalaahu calayhi wasalam nabiyaa.(3 JEER)

13) يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغيثُ أَصْلِحْ لِي شَأْنِيَ كُلَّهُ وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ
Yaa xayyu yaa qayuumu biraxmatika astaqiithu aslix lii sha’nii kullahu wa laa takilnii ilaa nafsii darfata cayn.(1 MAR)

14) أَصبحنا وَأَصبح الْمُلْكُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَ هَذَا الْيَوْمِ:فَتْحَهُ، وَنَصْرَهُ، وَنورَهُ، وَبَرَكَتَهُ، وَهُدَاهُ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا فِيهِ وَشَرِّ مَا بَعْدَهُ
Asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi rabbil caalamiin allahuma inii asaluka khayra haadal yawm fatxahu wa nasrahu wa barakatahu wa hudaahu wa acuudu bika min shari maa fiihi wa shara maa bacdahu.(1 MAR)

15) أَصبحنا عَلَى فِطْرَةِ الْإِسْلاَمِ، وَعَلَى كَلِمَةِ الْإِخْلاَصِ، وَعَلَى دِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم، وَعَلَى مِلَّةِ أَبِينَا إِبْرَاهِيمَ، حَنِيفاً مُسْلِماً وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشرِكِينَ
Asbaxnaa calaa fidratil islaam wa calaa kalimatil ikhlaas wa calaa diini nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wa salam wa calaa milati abiinaa ibraahima xaniifan musliman wa maa kaana minal mushrikiin.(1 MAR)

16) لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ(100)
Laa ilaaha illa Allah waxdahu Laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay in qadii.(100 JEER ama 10 JEER)

17) سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ( ١٠٠ مرة)
Subxaana laahi wa bixamdih.(100 JEER)

18) اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبَيِّنَا مُحَمَّدٍ( ١٠٠ مرة)
Allahuma salli wa salim calaa nabiyinaa muxamad.(100 JEER)

19) أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ (١٠٠ مرة)
Astaqfirulaaha wa atuubu ilayhi. (100 JEER)

OGAYSIIS

Qofka daalimka ah ee qof dulmiyey ma garan karo inay adkaar wax ka celinayso waayo isaga ciqaab ilaahay ayaa kusoo socota goor ay soo gaadhaba, markaa qofkaas waxaan leeyahay ( Isgaadh intaad dhawdahay)

20 daqiiqo salaada FAJAR kadib iyo 20 daqiiqo salaada CASAR kadib oo kaaga filan waxa dhibaato iyo balanbal iyo fusuq uu sixirku iyo xasadku iyo caynku dadkeena u gaystay.....
Sijaayadda haka kicin ilaa aad intaa dhamaysatid:

اذكار المساء /ADKAARTA GALABTA

1. آية الكرسي (مرة واحدة)
Aayatul kursi (hal mar)

2.صورة الإخلاص (٣مرات)
Suuratul ikhlaas (3jeer)

3. سورة الفلق (٣ مرات)
Suuratul falaq (3 jeer)

4. سورة الناس (٣ مرات)
Suuratul naas (3 jeer)

1) أمسيـنا وأمسـى المـلك لله والحمد لله ، لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له المـلك وله الحمـد، وهو على كل شيء قدير ، رب أسـألـك خـير ما في هـذه اللـيلة وخـير ما بعـدهـا ، وأعـوذ بك من شـر ما في هـذه اللـيلة وشر ما بعـدهـا ، رَبِّ أعُوذُ بِكَ مِنَ الكَسَلِ، وَ سُوءِ الكِبَرِ، رب أعـوذ بك من عـذاب في النـار وعـذاب في القـبر.
Amsaynaa wa amsal mulku lilaahi wal xamdulilaah laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kuli Shayin qadiir rabi asaluka khayra maa fii haadihi laylah wa khayra maa bacdaha wa acuudu bika min shari maa fii haadal layla wa shara maa bacdaha rabi acuudu bika minal kasal wa suuil kibar rabi Acuudu bika min cadaabin finaar wa cadaabin fil qabri. (1 MAR)

2) اللهـم بك أمسـينا وبك أصـبحنا، وبك نحـيا وبك نمـوت وإلـيك المصير.
Allahuma bika amsaynaa wa bika asbaxnaa wa bika naxyaa wa bika namuut wa ilaykal masiir (1 MAR)

3) اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ، أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي
فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنوبَ إِلاَّ أَنْتَ"1 مرة"
Allahuma anta rabii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdiga wa wacdika mastadactu acuudu bika min shari maa sanactu abuu’u laka binicmatika calayya wa abuu’u bidanbii faqfirlii fainahu laa yaqfiru dunuuba ilaa anta (1 MAR)

(4)اللّهُـمَّ إِنِّـي أَمسيتُ أُشْـهِدُك وَأُشْـهِدُ حَمَلَـةَ عَـرْشِـك وَمَلائِكَتِك وَجَمـيعَ خَلْـقِك، أَنَّـكَ أَنْـتَ اللهُ لا إلهَ إلاّ أَنْـتَ وَحْـدَكَ لا شَريكَ لَـك وَأَنَّ مُحَمّـداً عَبْـدُكَ وَرَسـولُـك "4 مرات "
Allahuma inii amsaytu ush hiduka wa ush hidu xamalata carshika wa malaaikatika wa jamiici khalqika anaka anta laahu laa illaaha illaa anta waxdaka laa shariika laka wa ana muxamadan cabduka wa rasuuluka. (4 JEER)

5) اللّهُـمَّ ما أَمسَى بِي مِـنْ نِعْـمَةٍ أَو بِأَحَـدٍ مِـنْ خَلْـقِك، فَمِـنْكَ وَحْـدَكَ لا شريكَ لَـك، فَلَـكَ الْحَمْـدُ وَلَـكَ الشُّكْـر)."1 مرة"
Allahuma maa amsaa bii min nicmatin aw bi axadin min khalqika faminka waxdaka laa shariika laka falakal xamdu walakal shukru.(1 MAR)

6) اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ القَبْرِ، لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ.
"3 مرات "
Allahuma caafinii fii badanii allahuma caafinii fii samcii allahuma caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta allahuma inii acuudu bika minal kufri wal faqri wa acuudu bika min cadaabil qabri laa ilaaha ilaa anta. (3 JEER)

7) حَسْبِيَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيهِ تَوَكَّلتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيم.)" 7مرات"
Xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbul carshil cadiim. (7 JEER)

8) اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ: فِي دِينِي وَدُنْيَايَ وَأَهْلِي، وَمَالِي، اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي، وَآمِنْ رَوْعَاتِي، اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَينِ يَدَيَّ، وَمِنْ خَلْفِي، وَعَنْ يَمِينِي، وَعَنْ شِمَالِي، وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي"1مرة"
Allahumma inii asaluka al cafwa wal caafiyata fi aldunya wal akhirah, allahumma inii asaluka alcafwa wal caafiya fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma istur cawraatii wa aamin rawcaatii, allahumma ixfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa acuudu bi cadamatika an uqtaala min taxtii (1 MAR)9) اللَّهُمَّ عَالِمَ الغَيْبِ
وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطانِ وَشَرَكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً، أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ
Allahuma caalimal qaybi wa shahaadati faadira samaawaati wal ardi raba kula shay in wa maliikahu ash hadu an laa ilaaha illaa anta acuudu bika min shari nafsii wa min shari shaydaani wa shirkihi wa an aqtarifa calaa nafsii suuan aw ajurrahu ilaa muslim. (1 MAR)

10) بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلاَ فِي السّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيم
" 3 مرات "
Bismillaahi alladii laa yadurru maca ismihii shay un fil ardi walaa fil samaai wahuwa samiicul caliim (3 JEER)

(11)أَعـوذُ بِكَلِمـاتِ اللّهِ التّـامّـاتِ مِنْ شَـرِّ ما خَلَـق)، (ثلاث مرات
Acuudu bikalimaati laahi ataamati min shari ma khalaq (3JEER)

12) رَضِيتُ بِاللَّهِ رَبَّاً، وَبِالْإِسْلاَمِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّاً
"3 مرات"
Radiitu billahi rabbaa wa bil islaami diinaa wa bi muxamadin salalaahu calayhi wasalam nabiyaa.(3 JEER)

13) يَا حَيُّ يَا قَيُّومُ بِرَحْمَتِكَ أَسْتَغيثُ أَصْلِحْ لِي شَأْنِيَ كُلَّهُ وَلاَ تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ
Yaa xayyu yaa qayuumu biraxmatika astaqiithu aslix lii sha’nii kullahu wa laa takilnii ilaa nafsii darfata cayn.(1 MAR)

14) أَمْسَيْنا وَأَمْسَى الْمُلْكُ للهِ رَبُّ الْعَالَمَيْنِ، اللَّهُمَّ إِنَّي أسْأَلُكَ خَيْرَ هَذَه اللَّيْلَةِ فَتْحُهَا ونصرها وَنورَهُا وبرَكَتَهُا وَهُداهُا وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا فيهِا وَشَرَّ مَا بَعْدَهَا
Amsaynaa wa amsal mulku lillaahi rabbil caalamiin allahuma inii asaluka khayra haadihil layla fatxahuhaa wa nasrahuhaa wa barakatuhaa wa hudaahaa wa acuudu bika min shari maa fiihaa wa shara maa bacdahaa. (1 MAR)

15) أَمْسَيْنَا عَلَى فِطْرَةِ الإسْلاَمِ وَعَلَى كَلِمَةِ الإِخْلاَصِ وَعَلَى دِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم وَعَلَى مِلَّةِ أَبِينَا إبْرَاهِيمَ حَنِيفاً مُسْلِماً وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ
Amsaynaa calaa fidratil islaam wa calaa kalimatil ikhlaas wa calaa diini nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wa salam wa calaa milati abiinaa ibraahima xaniifan musliman wa maa kaana minal mushrikiin.(1 MAR)

16) لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ(100)
Laa ilaaha illa Allah waxdahu Laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay in qadii.(100 JEER ama 10 JEER)

17) سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ( ١٠٠ مرة)
Subxaana laahi wa bixamdih.(100 JEER)

18) أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ (١٠٠ مرة)
Aftaqfirulaaha wa atuubu ilayhi. (100 JEER)

19) اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبَيِّنَا مُحَمَّدٍ( ١٠٠ مرة)
Allahuma salli wa salim calaa nabiyinaa muxamad.(100 JEER)

OGAYSIIS

Qofka daalimka ah ee qof dulmiyey ma garan karo inay adkaar wax ka celinayso waayo isaga ciqaab ilaahay ayaa kusoo socota goor ay soo gaadhaba, markaa qofkaas waxaan leeyahay ( Isgaadh intaad dhawdahay

28/05/2025

yaa rabi caafimad sii hooyada runtii dhaawac culus baa so gaadhay waa in aad loo adkeeya sharciga baabuur wadista

Adresse

Hamburg
40509

Telefon

+252637124831

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hadaf Iyo Himilo erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen