Horn-Media

Horn-Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horn-Media, Media/News Company, Hargeisa, Hargeisa.

07/10/2022

Sheeko Juxa iyo Geerida

Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Juxa ka qayb galay aas dad badani isugu yimaaddeen, raggii aaska ka soo qayb galay mid ka mid ah oo Juxa ku ogaa in uu si aad ah uga baqo geerida, ayaa Juxa weydiiyey:

Juxoow: in maydka la hor socdo iyo in ladaba socdo midkee aamin ah?

Ninkii waxuu filayey in Juxa baqan doono oo cabbaar ka fikir doono labada dhinac ee la sheegay, kan aaminkana u dhow, laakiin su‘aashaas waxa uu Juxa uga jawaabay si kale oo xikmad badan leh.

Juxa asigoo hadalkiisa ka jawaabayo ayuu ku yiri ninkii:

Halka aad doonto ka soco mar haddii aanad ahayn kan naxashka ku jira.😂

30/07/2022

Dhamaaan Muslimiinta sanad cusub oo wnaagsan

Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.Dhiiga( O)•Qof isku kalsoon•Qof adag(Strong)•Qof Kulul•Qof Qableh(Proud)...
11/08/2021

Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.

Dhiiga( O)

•Qof isku kalsoon
•Qof adag(Strong)
•Qof Kulul
•Qof Qableh(Proud)
•Qof umada dhex gali og(Social)
•Qof firfircoon( Energetic)
•Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
•Qof dareenkiisa aan qarsann karin
•Qof khatarta qaata( Risk Taker)

Dhiiga(A)

•Qof dagan(Cool)
•Qof adeecid badan( Obedient)
•Qof xishood badan
•Qof akhlaaq leh(Polite)
•Qof daacad ah( Loyal)
•Qof nafhuris badan
•Qof daryeel badan
•Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
•Qof ffeejigan

Dhiiga (B)

• Dad farxad badan
•Dad firfircoon( Active)
•Dad Naxariis badan( Kind)
• Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
• Dad buuq badan( Noisy)
•Dad ilowsho badan( Forgetful)
•Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
•Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)

Dhiiga (AB)

•Dad Hal abuur leh( Creative)
•Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
•Dad isbadal badan( Flexible)
•Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
•Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
•Dad xirfado badan

F.G
Dabeecadaas aan kor kusoo sheegnay ee noocyada dhiiga khasab maahan in qofku isku arko hadii uu noocaas yahay dhiigiisu.

Hoos kuuso qor nooca dhiigaaga iyo dabeecadahaga inta waafaqday.

Soo mention garee qof dhiigiisu iyo dabeecadiihiisu is waafaqeen.😂

I’m Mohamed Aden Abdilahi my blood 🩸 is O+

11/08/2021

Qiso wiil iyo aabihiis

11/08/2021

Address

Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn-Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share